MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA MADASHA DOOXA EE SIYAASADDA IYO AMNIGA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Madasha Dooxa ee lagaga arrinsanayo amniga, siyaasadda iyo iskaashiga horumarineed. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Khasaaro ka dhashay Mudaharaad ka dhacay Boorama Mudaharaad ka dhacay magaalada Boorama xalay ilaa ayaa sababay in dad shacab ah ku dhaawacmaan, sida ay xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ah oo la hadlay warbaahinta.
2 daqiiqo Xamaas oo khaarajisay hoggaamiyihii Kooxda ay Israa’iil Taageerto ee ku sugan Qasa Howlgal gaar ah oo ay maanta fuliyeen kooxaha iska caabinta Falastiin ayaa ka dhacay magaalada Rafax ee koonfurta Qasa, kaas oo lagu dilay Yasser Abu Shabab oo ahaa hoggaamiyihii koox ay Israa’iil tababartay oo loo diyaariyay in gudaha Qasa ay kula dagaallamaan kooxaha wax iska caabinta Falastiin, sida ay xaqiijiyeen Al Jazeera iyo telefishinka Israa’iil ee Kanaal 14.
2 daqiiqo Turkmenistan iyo Soomaaliya oo ka wadahadlay Xoojinta Iskaashiga Caalamiga ah Waxaa magaalada Ashgabat ka soo baxday war muujinaya in dalalka Turkmenistan iyo Soomaaliya ay wadaan dadaallo cusub oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada badan leh, gaar ahaan kuwa hoos yimaada hay’adaha caalamiga ah.
2 daqiiqo Lebanon iyo Israa’iil oo markii ugu horreysay wada-hadal toos ah yeeshay 40 sano kadib Lebanon iyo Israa’iil ayaa markii ugu horreysay muddo ku dhow afaratan sano yeeshay wada-hadal toos ah, kaddib markii wakiillo rayid ah oo ka kala socda labada dhinac ay ka qayb-galeen kulan uu guddoominayay Mareykanku oo lagu qabtay magaalada xeebta ah ee Naqoura, ee gudaha Lebanon.
2 daqiiqo Amnesty International oo Dalbatay in baaritaan lagu sameeyo Dambiyada Dagaal ee ka dhacay Sudan Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo sameeyo baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan dambiyo dagaal oo lagu eedeeyay ciidamada paramilitary-ga ah ee Rapid Support Forces (RSF), kuwaas oo weeraro culus ku qaaday xerada dadka barakacayaasha ah ee Zamzam, gobolka Waqooyi Darfur ee dalka Sudan.
1 daqiiqo Jarmalka oo Si Buuxda u Aqoonsaday Baasaboorka Diblomaasiga Soomaaliya Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guul muhiim ah oo ku saabsan aqoonsiga caalamiga ah ee baasaboorka diblomaasiga Soomaaliyeed, kaddib markii Dowladda Federaalka Jarmalka ay si rasmi ah u ansixisay in baasaboorka diblomaasiga Soomaaliya lagu aqoonsado gudaha Jarmalka.
2 daqiiqo Hawl-galka ICE ee Minnesota oo si gaar ah u taabanaya Soomaalida Ciidanka Socdaalka iyo Kastamka Maraykanka (ICE) ayaa lagu soo waramayaa inay toddobaadyada soo socda bilaabi doonaan hawl-gallo cusub oo ka dhan ah dadka aan lahayn sharciyada joogitaanka, iyadoo diiradda gaarka ah la saarayo gobolka Minnesota halkaas oo ay ku nool yihiin Soomaalida ugu badan gudaha Mareykanka.
2 daqiiqo Shirweynaha Shaqo-abuurka Qaranka 2025 oo Maanta Si Rasmi ah Muqdisho uga Furmay Waxaa maanta si rasmi ah hotelka Royal Palace ee caasimadda Muqdisho uga furmay Shirweynaha Shaqo-abuurka Qaranka 2025, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
2 daqiiqo Hindiya iyo Warbaahinteeda oo kusoo biiray Cadaadiska Ka Dhanka ah Ilhaan Cumar Warbaahinta waaweyn ee Hindiya, gaar ahaan India Today, ayaa maanta daabacday warbixin cusub oo si toos ah ugu biiraysa weerarka siyaasadeed ee sii xoogeysanaya ee ka dhanka ah Xildhibaanadda Maraykanka ee asalkeedu Soomaali yahay Ilhaan Cumar.