1 daqiiqo Sheeko:War Maxkamad ku taalla Dhuusamareeb oo maanta Fulisay xukun dil ah Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Sakariye Asad Faarax.
1 daqiiqo Sheeko:War Beesha Caalamka oo Jubbaland ugu baaqday in ay ku laabato Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Saaxiibada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xiisadda u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedka Jubaland, taas oo sii xoogeystay kadib kulankii ugu dambeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ).
2 daqiiqo Sheeko:War Finland oo Hakisay Barnaamijkeedii Horumarinta ee Soomaaliya Dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday inay hakineyso barnaamijkeeda horumarinta ee Soomaaliya sida maanta lagu sheegay war kasoo baxay Wasiirka Ganacsiga Dibadda iyo Horumarinta.
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansaxiyey Xeerka Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda dalka Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BJFS) ayaa maanta ansaxiyey xeer muhiim ah oo la xiriira Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay guusha Cabdiraxmaan Cirro Madaxweynaha xilka kasii degaya ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee la doortay, Abdirahman Mohamed Abdullahi “Cirro.”
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Ururka Xamaas oo la sheegay inay isaga tageen Qatar, ka dib markii ay dowladda dalkaasi ay qaaday tillaabo ku aaddan dagaalka Marinka Qasa. Hoggaamiyaasha ururka Xamaas ayaa la sheegay inay ka guureen dalka Qatar oo 10-kii sanoo la soo dhaafay xarun u ahaa, ka dib markii dowladda dalkaasi ay ku dhawaaqday inay hakisay dhexdhaxaadintii iyo dadaalkeedii ku aaddnaaa soo afjaridda dagaalka lagu hoobtay ee marinka Qasa
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo kulan la yeeshay Saraakiisha Ciidanka Somaliland Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Taliyaha milatariga iyo saraakiisha kale ee hoggaanka u haya ciidanka Somaliland.
1 daqiiqo Sheeko:War ATMIS oo Abaalmarisay Ciidanka Booliska Sierra Leone ee Ka Howlgala Soomaaliya Howlgalka Kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa abaalmariyay Ciidanka Booliska ee ka socda dalka Sierra Leone kuwaasoo ka qeyb qaatay sugitaanka Amniga iyo Xasilloonida Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:War Hawlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay dhammaadka wajigii saddexaad ee dhimista ciidamadiisa Hawlgalka ATMIS ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay dhammaadka wajiga saddexaad ee dhimista ciidamadiisa, iyadoo la dhimay 2,000 oo askari.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shiinaha iyo Mareykanka oo Peru uga hadlay hoos u dhigida xiisadda labada dal Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku kulmay magaalada Lima ee dalka Peru.