Wariyaal ku dhintay duqeyn uu Ruushku ka fuliyay dalka Ukraine. Ryan Evans, oo ahaa lataliye dhanka ammaanka ah oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ka dib markii ay ciidamada Ruushku gantaal ku dhufteen huteel ku yaalla magaalada Kramatorsk ee bariga Ukraine, halkaas oo ay degganaayeen 1 daqiiqo
3 daqiiqo Ruushka oo laba-wajiilanimo ku eedeeyay Faransiiska ka dib xarigii aas aasaha Telegram Aqalka Kremlin-ka dalka Ruushka ayaa cambaareeyay ‘mabaadi’da laba-wajiilanimada’ Faransiiska iyadoo la xiray aasaasaha Telegram Pavel Durov oo lagu xiray magaalada Paris.
1 daqiiqo Hanti-dhowraha qaranka oo kulan la yeeshay wefdi ka socda Midowga Yurub Hantidhowraha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Ciise Gutaale, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Kulanka waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay horumarada shaqo ee xafiiska, muhiimadda taageerada la-taliyayaasha farsamo,
2 daqiiqo Khasaare ka dhashay dooni ku degtay xeebaha Yemen Ugu yaraan 13 qof ayaa dhimatay halka 14 kalena ay weli maqan yihiin kaddib markii doon tahriib ah ay ku qalibmatay xeebaha Yemen, sida uu Axaddii ku soo warramay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM).
1 daqiiqo Masar oo ka digtay cawaaqib xumada ka dhalan karta xiisadda Israa’iil iyo ururka Xisbullaahi. Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Casiisi oo kulan la yeeshay Taliyaha ugu sarreeya ciidamada Mareykanka Janaraal C.Q. brown ayaa ka digay halista iyo cawaaqib xumada ka dhalan kara xiisadda sii kordhaysa ee maamulka Israa’iil iyo ururka Xisbullaahi.
1 daqiiqo Guddoomiyaha Golaha shacabka oo xaafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Shiinaha usoo magacowday Soomaaliya Wang Yu oo ay wehliyaan diblomaasiyiinta safaaradda
2 daqiiqo Xisbullah oo weerar gantaallo ah ku qaaday Israa’iil Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in ay soo afjareen waxa ag ugu yeereen wajigii koowaad ee weerarka cirka ah ee lagu qaaday Israa’iil iyadoo si buuxda loogu guuleystay.
1 daqiiqo Wararkii ugu dambeeyay Suuqii ugu muhiimsanaa Ceelasha biyaha oo gubtay Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno degaanka ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho waxaa xalay gubtay suuqa Marwo oo ka mid ahaa Suuqyada ugu muhiimsan deegaanka.
1 daqiiqo ugu yaraan labo qof oo ku dhintay weerar bambaano oo ka dhacay dalka Pakistan Wararka ka imaanaya dalka Pakistan ayaa sheegaya in ugu yaraan labo caruur ah ay ku dhinteen 16 kalena ay ku dhaawacmeen weerar bambaano oo ka dhacay meel ku dhow xafiis boolis oo ku yaala koofur galbeed ee dalkaas.
1 daqiiqo Weerar Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Jarmalka Booliska Jarmalka ayaa sheegay, in ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen afar kalana ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, kaddib marki nin ku hubeysan toorreey uu weeraray goob ay ka socotay xafald dabaaldag ah oo ku taalla magaalada Solingen ee galbeedka Jarmalka