Isbuurasho Ka Dhacday Hindiya oo Sababtay Geerida In Ka Badan 120 Ruux Inta la xaqiijiyay 121 ruux ayaa geeriyooday isbuurasho ka dhacday goob uu ka socday kulan diimeed oo ballaaran oo ay isugu yimaadeen dadka rumaysan madhadka hinduuga ee dalka Hindiya. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maxkamadda sare ee Mareykanka oo Xasaanad Ballaaran Siisay Trump Xilli loo Diyaariyay Maxkamadeyn Go’aanka Maxkamada ayaa ka dhigan in dib u dhac uu ku imaan doono maxkamadeynta Trump ee kiiska rabshadihi ay qaar ka mid ah taageerayaashiisa ku weerareen xarunta Coongareeska horraanti sannadki 2021-ki.
1 daqiiqo Wasiirka Warfaafinta XFS oo Baqdaad Uga Qaybgalay Xuska Maalinta Warbaahinta Dalka Ciraaq. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Baqdaad ee Jamhuuriyadda Ciraaq uga qayb galay munaasabad lagu xusayay maalinta.
1 daqiiqo Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo Shaacisay Iney Weeraray Markab Ganacsi Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday markab ku gooshayay calanka dalka Liberia oo marayay biyaha badda cas.
1 daqiiqo Madaxweynaha Bolivia oo Meesha Ka Saaray Inuu Wax Ka Ogaa Arrimaha Afgambigii Fashilmay Madaxweynaha Bolivia Luis Arce ayaa beeniyay inuu ku luglahaa ama uu horay u ogaa isku daygii afgambi ee dhicisoobay ee dhowaan ka dhacay dalkaas, kaas oo uu hoggaaminayay taliyihii hore militariga oo ku eedeeyay madaxweynaha.
1 daqiiqo Kuuriyada Waqooyi oo Sheegtay Iney Ku Guuleysteen Tijaabinta Gantaalaha Madaxa Xambaara Kuuriyada Waqooyi ayaa ku guulaysatay inay samayso Tijaabo muhiim ah oo looga dan lahaa in lagu horumariyo Gantaallada xambaarsan madaxyo badan, sida ay sheegtay wakaaladda warbaahinta dawladda ee KCNA.
1 daqiiqo Madaxweynaha Kenya oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Laabtay Sharciga Bannaanbaxyada Sababay Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhaawaqay inuu ka laabtay Sharcigii Maaliyada ee Banaanbaxyada rabshada wata sababay, isaga oo sheegay inuu u tanaasulay Shacabka Kenya oo xilligaan la daalo dhacaya sicir barar.
2 daqiiqo Weerar Ka Dhacay Qasa oo Lagu Dilay Shaqaale Samafal iyo Haweeney ay Walaalo Yihiin Ismaaciil Haniya Ciidanka Israel ayaa weerar ka dhacay Qaza ku dishay tiro dad ah reer Falastiin ah oo sidoo kale ay ku jiraan ilaalada baabuurta gargaarka, kadib markii la weeraray dad mucaawino doon ah oo ku sugnaa deegaanka Khan Younis.
1 daqiiqo Kuuriyada Koonfureed oo Baareysa Sababta Dab Ka Kacay Warshad oo Dad Badan Dilay Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa amar ku bixisay in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo amaanka goobaha warshadaha ah maalin kaddib markii uu dab qabsaday warshad batariyada sameysa, taasoo ay ku dhinteen 22 qof .
2 daqiiqo Ruusha oo Safiirka Mareykanka Su’aalo Adag Ka Weydiiyay Weerar Ka Dhacay Gobolka Crimea Ruushka ayaa u yeeray danjiraha Mareykanka sababo la xiriira weerarkii gantaalaha ahaa ee lagu qaaday xeebta Crimea, halkaasoo inta la xaqiijiyay ay ku dhinteen ugu yaraan afar ruux, oo ay ku jiraan carruur, ayna ku dhaawacmeen 151.