Madaxweyne Xasan Oo Danjireyaasha Wadamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya Uga Warbixiyey Xaaladda Guud Ee Dalka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Goof-gaduud Ee Baay Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay dib ula wareegeen deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Ciidamada Kenya Oo Madaafiic Ku Gaaracay Deegaanno Ku Yaalla Xadka Soomaaliya Iyo Kenya Dadka ku nool deegaanka dhamase ee xadka aan rasmiga ahayn Soomaaliya iyo Kenya ayaa ka qeylo dhaaminaya madaafic khasaare geysatay oo ciidamada Kenya habeenadii lasoo dhaafay ay ku garaaceen deegaankaasi.…
1 daqiiqo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Boqortooyada Belgium Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Roxane de Bilderling. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Somaliland Oo Billowday Dadaallo Lagu Xalinayo Dagaallada Gobolka Sool Maamulka Somaliland ayaa billaabay dadaallo la doonayo in lagu xalliyo colaadda ka jirta gobolka Sool, gaar ahaan deegaanno ku dhaw degmada Laascaanood ee gobolkaasi. Magaallada Laascaanood waxaa gaaray xubno ka…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Helay Martiqaadka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih, oo dalka…
1 daqiiqo Muqdisho: Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mauritania Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali ayaa maanta ku qaabilay caasimadda Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Islaamiga Mauritania…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Madaxweyne Geelle u Diray Hambalyo Ku Aadan Xorriyadda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo oo ku saabsan xuska sannad-guuradii 39-aad ee ka soo wareegtay maalinta xornimada Djibouti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.…
3 daqiiqo 27 June: Xuriyaddii Dalka Djabuti Iyo Xiriirka Kala Dhexeeya Soomaaliya Dhulka Xeebta Soomaaliya(Djabuti), waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maanatana Soomaalida waxaa ay ugu yeeraan Hiil-Walaal. Djabuti waxaa ay ka mid…
1 daqiiqo Ciidamada Dowldda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen habeenkii xalay ahaa deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi Xuseen Wardheere oo wareysi siiyey Goobjoog News…