Rag Loo Maleynayo Al-shabaab Oo Gubay Booyad Biyo Oo Ay Lahaayeen Ciidanka Dowladda Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan islamarkaana loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ay gubeen Booyad biyo u dhaamin jirtay ciidanka dowladda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Qarax Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay waabarigii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca dadweynaha ah…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dib u Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne waxa uu mar kale ku magacaabay guddiga doorashooyinka Qaranka kadib markii wax laga bedalay guddigii uu madaxweynaha horay u magacaabay.…
2 daqiiqo Xildhibaan ka Tirsan Galmudug Ayaa Eedeeyn Kulul Usoo Jeediyay Mas’uuliyiinta Sarsare ee Maamulka Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa mas’uuliyiinta ugu Sareysa ee maamulka ku eedeeyay iney ka gaabiyeen wax ka qabashada dagaal beeleedyo ku soo noqnoqday gobolada Mudug…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Daah Furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan), kaas oo noqonayaa midkii ugu horeeyay ee ay Soomaaliya yeelato muddo haatan…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in isbedal amni xilligan laga dareemayo magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyay markii amniga gobolka lagu wareejiyey maamulkooda. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf…
1 daqiiqo Soomaali Lagu La’yahay Garoonka Diyaaradaha Istanbul Kadib Qaraxyo Halkaasi Ka Dhacay Shan Qof oo Soomaali ah oo ka duulayey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Istanbul ayaa lagu soo waramayaa in lagu la’ yahay garoonkaasi kadib qarax dad badab ku dhintay oo halkaas ka…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Magacaabay Guddi Baara Dagaalladii Ka Dhaca Qeydaro Maamulka Galmudug ayaa magacaabay guddi ka kooban 10 xubin kuwaasi oo isugu jira wasiiro, xildhibaanno iyo Odayaal dhaqameed Galmudug ah, waxaana loo magacaabay inay soo baaraan dagaalladii dhawaan ka dhacay…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Lagula Eegtay Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa barqadii maanta waxaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaa oo saarnaa gaari nooca loo yaqaano Cabdi Bile…
1 daqiiqo Saraakiisha Dowladda Ee Gobolka Hiiraan Oo Guul Ka Sheegtay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay tuulada lagu magacaabo Ceel-dheer taasi oo ka mid ah deegaannada hoostaga deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan. Dagaalkan…