Sacuudiga oo Ceyriyey In ka Badan 24,000 Qof oo Ku Eedeysnaa Tuugsiga
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa qaaday tallaabo adag oo ay dalka kaga ceyrisay in ka badan 24,000 oo qof, kuwaas oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen tuugsiga ama dawarsiga, iyadoo qaar badan oo ka mid ah ay ku sugnaayeen dalka si sharci-darro ah.