Muqdisho: Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mauritania Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Khaled Omar Ali ayaa maanta ku qaabilay caasimadda Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Islaamiga Mauritania… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Madaxweyne Geelle u Diray Hambalyo Ku Aadan Xorriyadda Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo oo ku saabsan xuska sannad-guuradii 39-aad ee ka soo wareegtay maalinta xornimada Djibouti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.…
3 daqiiqo 27 June: Xuriyaddii Dalka Djabuti Iyo Xiriirka Kala Dhexeeya Soomaaliya Dhulka Xeebta Soomaaliya(Djabuti), waa dhul iyo dad Soomaaliyeed, waa dad aanu isku dhiig, dhaqan iyo isku diin nahay, maanatana Soomaalida waxaa ay ugu yeeraan Hiil-Walaal. Djabuti waxaa ay ka mid…
1 daqiiqo Ciidamada Dowldda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyey Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa inay faarujiyeen habeenkii xalay ahaa deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay. Guddoomiyaha deegaankaasi Xuseen Wardheere oo wareysi siiyey Goobjoog News…
2 daqiiqo Xildhibaan Dhuux “Hay’adaha Amnigu Waxay Ku Fashilmeen Ka Hortagga Weerarada Ku Wajahan Hoteelada Muqdisho” Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka tirsan guddiga ammaanka iyo gaashaandhigga ee baarlamaanka federaalka ayaa hay’adaha amniga ku eedeeyay aqoondarro iyo inay ka caajiseen qaadista tallaabooyin ka dhan ah dadka…
1 daqiiqo Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Jirdilay Tifaftirihii Radio Daljir Ee Garoowe Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Puntland ayaa xalay jirdil ugu geystay magaalada Garoowe tifaftirihii Radio Daljir kadib markii ay kala degeen gaarigiisa. Cabdifataax Cumar Geeddi ayaa la…
1 daqiiqo Rag Hubeysan Oo Magaalada Gaalkacyo Ku Dilay Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gaalkacyo Rag Hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen mudane ka tiarsanaa golaha deegaanka magaaladaasi ee dhanka Puntland. Mudanaha la dilay ayaa lagu magacaabaa Saciid…
1 daqiiqo Liiska Odayaasha Dhaqanka Ee Soo Xuli Doona Xildhibaannada Baarlamaanka Soo Socda (Akhriso) Waxaa lasoo saaray Liiska ay ku qoran yihiin Odayaasha dhaqanka ee ka kooban 135 islamarkaana soo xuli lahaa xildhibaannada baarlamaanka cusub ee soo socda. Odayaashan ayaa ah kuwii horay usoo…
1 daqiiqo Akhriso Jadwalka Doorashada 2016 Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka doorashada 2016ka, jadwalkan waxaa ku cad dhamaan sida ay wax u dhacayaan iyo xitaa maalmaha ay dhacayaan. Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka
2 daqiiqo Taariikhda Burci Maxamed Xamsa Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Naasahablood Burci Maxamed Xamsa oo ka mid noqday dadkii ku dhintay qaraxii sabtidii ka dhacay ee Hotelka Naasahablood waxaa uu ahaa aqoonyahan ku taqasusay Bey’ada iyo Dhirta. Burci Maxamed Xamsa waxaa…