Xildhibaan Cabdiraxmaan Ibbi Oo Dhaliilay Hay’adaha Caalamiga ah ee UN-ka Xildhibaan Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo ka tirsan guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, isagoo jooga dalka Kuwait ayaa hay’adaha Caalamiga ee UN-ka… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Eedeyn u jeediyay Maamulka Gobolka Banaadir Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay maamulka gobolka…
1 daqiiqo Maamulka Khaatumo Oo Dhaliilay Heshiiskii Dowladda Federaalka Iyo Puntland Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada maamulka Khaatumo State uuna shir guddoominayey Madaxweynaha maamulkaasi Cali Khaliif Galeyr ayaa waxay kaga soo horjeesteen heshiiskii magaalada Garoowe ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo…
3 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaroo Lagu Xaqiijinayo Ammaanka Magaalada Muqdisho Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amarro lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu dambeeyay faraha kasii baxayey. Guddoomiyaha gobolka Yuusuf Xuseen Jimcaale oo habeenkii xalay ahaa saxaafadda kula…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo La Wareegay Aden Yabaal Ciidamo ka tirsan dowladda oo gacan ka helaya AMISOM ayaa maanta gacanta ku dhigay degmada Aden yabaal ee gobolka Shabeelladaha dhexe. Guddoomiyaha degmada Aden yabaal Maxamud Sheekh Xasan oo la…
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Oo Ka Warbixisay Howlgallo Dad Lagu Qabtay Oo Ciidanka Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ciidamada dowladda ka sameeyeen maanta xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir. Afhayeenka wasaaraddaasi…
1 daqiiqo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Saraakiil Ka Socotay Hay’adaha Gargaarka Oo Ka Shiray Abaaraha Dalka Ka Jira Wasaarada arimaha Gudaha Xukumada Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil ka socotay Hay’adaha gargaarka ayaa ka wada hadlay sida la isaga kaashan karo gurmad gaarsiinta qoysaska abaaruhu ay ku haystaan Gobollada qaar…
1 daqiiqo Waxgarad Ku Kulmay Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In Dowladda Looga Dambeeyo Maqaamka Muqdisho Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe hadallo badan ay ka imaanayeen. Waxgaradkan ayaa ku…
2 daqiiqo Kullan Looga Hadlayey Horumarinta Ganacsiga Deegaannada Galmudug Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulan looga hadlayey horumarinta ganacsiga heerarka hoose iyo dhexe ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Galmudug, waxaana ka qeybgalay wasiirka Ganacsiga iyo Warashadaha Galmudug, ku…
2 daqiiqo Beelaha laga tirada badan yahay oo ka Cabanaya Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka Somaliland Liibaan Ismaaciil Maxamuud oo kamid ah aqoonyahanka beelaha laga tirada badan yahay, isla markaana xubin ka ah guddiga xuquuqul insaanka Somaliland ayaa guddiga arrimaha gudaha iyo nabadgalyada baarlamaanka Somaaliland uga…