Kulan Looga Hadlayey Fataahaadda Wabiga Shabelle Oo Ka Dhacay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa fatahaadda Wabiga Shabelle ka sameeyay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Waxaa kualankaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gaari Lagu Soo Raray Walxaha Qarxa Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay magaalada Muqdisho ku qabteen gaari yar oo la sheegay in laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Gaarigan ayaa la dhigay meel ku dhaw Isgoyska…
1 daqiiqo Dowladda Ingiriiska Oo Leerarka Cadceedda Ku Shaqeeya Ku Wareejisay Koonfur Galbeed Dowladda Ingiriiska ayaa maamulka Koonfur Galbeed ku wareejisay nalalka ku shaqeeya cadceedda kuwaasi oo qaarkood lagu muday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Nalalkaan ayaa tiradoodu waxay gaareysaa 175, waxaana dowladda…
1 daqiiqo Rag Hubeysan Oo Degmada Wadajir Ku Dilay Shaqaale Ka Tirsan Garoonka Aadan Cadde Rag ku hubeysan bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux ka tirsan shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ragga…
2 daqiiqo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Magaalada Muqdisho Uga Qeybgalay Xuska Maalinta Midowga Yurub (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu maamusayey maalinta Midowga Yurub oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in xiriirka ka dhexeeya…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socday Dowladda Maraykanka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dowladda Mareykanka oo uu…
2 daqiiqo Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Hanti Dhowrka Guud Baarlamaanka Somaliland oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Hargeysa ayaa ka dooday hindise sharciyeedka hanti dhowrka Guud oo la doonayo inuu noqdo mid ka madax banaan xukuumadda. Kalfadhiga baarlamaanka…
3 daqiiqo Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Maamulkooda Ku Xadgudbay Xuduudda Itoobiya Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa tilmaamay in Galmudug iyadu ay ahayd tan ku xad gudubtay xuduudda Itoobiya dhibaatadii…
2 daqiiqo 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Ciidanka Taraafikada Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo saakay ka dhacay afaafka hore ee xarunta ciidanka Taraafika ee Magaalada Muqdisho kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Ee Galmudug Oo XilKa Laga Qaaday Maxadaweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee maamulkaasi Cabdisamad Yuusuf Cilmi. Kadib Markii uu Madaxweynhu u cuskaday wadasha…