Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo Kuwa AMIOM Oo Howlgallo Ka Sameeyay Bakool Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay oo ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen deegaanno duleedka ka xiga degmadaasi. Aadan Cabdi Maxamed oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xildhibaan Soo Dhaweeyay Go’aankii Guddoonka Baarlamaanka Ee Ahaa Inaysan Safrin Mudanayaasha Mudada La Shaqeynayo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa go’aan waxtar leh ku tilmaamay go’aankii dhowaan ka soo baxay guddoonka baarlamaanka ee ahaa in xildhibaannadu inta lagu guda jiro howlaha shaqo aysan bixi…
1 daqiiqo Hooyo Iyo Canug Ay Dhashay Oo Ku Geeriyooday Baraag Biyood Ay Ku Dhaceen, Gobolka Nugaal Hooyo Xaamilo ah iyo canug yar oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday baraag biyood ay ku dhaceen taasi oo ku taallay Deegaanka Jalab oo hoostaga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal.…
1 daqiiqo Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Doorashooyinka La Yeeshay Saraakiil Maraykan Ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo Kulan la Qaatay Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka u Qaabilsan Geeska Afrika ayaa looga hadlay arrimo khuseeya doorashada soo aaddan ee Somaliland. Guddoomiyaha golaha wakiilada…
4 daqiiqo Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Doonaya In Kooto Laga Siiyo Baarlamaanka Soo Socda Iyo Maamulka Dowladnimo Doodda todobaadka ee Goobjoog News oo usbuucani dhallinyarada iyo Siyaasadda looga hadlay waxaa marti ku ahaa xildhibaan Maxamed Amiin, Faadumo Qaran iyo guddoomiyeyaasha dhallinyarada Puntlnad, Galmudug, Hiiraan, Jubbaland iyo dhalinyaro…
2 daqiiqo Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Cabsi ku aadan in Wabiga Shabelle uu fataho ayaa ka taagan deegaanno ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo maamullada deegaannadaasi ay baaq ka direen. Tuulooyinka Maandheere, Tugaarey, Maagey, Daymo Same,…
1 daqiiqo Maamulka Deegaanka Galcad Ee Galgaduud Oo Biyo La’aan Iyo Cunno Yari Ka Qeylo Dhaamiyey Maamulka deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in biyo la’aan baahsan iyo raashiin yari ay ka jirto deegaankaasi. Khadar Maxamuud oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Afar Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gobolka Sh/dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dillaacay cudurka shuban Biyoodka, kaasi oo dhimasho sababay. Guddoomiye ku xigeenka degmada Mahadaay Xaaji Saalax Fulaan oo…
2 daqiiqo Xiisad Dagaal Oo Ka Jirta Degmada B/xaawo Ee Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in xiisad dagaal ay ka taagan tahay degmadaasi, taasi oo u dhaxeysa ciidamada maamulka Jubbaland iyo sidoo kale ciidamo…
1 daqiiqo Heritage: Baarlamaanku Ha Saxo Go’aammada Madasha Hoggaanka Qaranka Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda ayaa Qoraal kasoo saaray talo soo jeedin ku socta baarlamaanka federaalka oo lagu boorinayo inuu dib u saxo go’aannadii Madasha Hoggaanka qaran ee doorashada 2016.…