Waxgaradka Galmudug Oo Dhaliilay Hay’adaha Samafalka Ah Ee Ka Shaqeeya Mudug Waxgaradka gobalka Galmudug ayaa si kulul u cambaareeyay hay’adaha samafalka ah ee ka howlgala gobalka Mudug, kadib markii ay sheegeen in aysan shaqadii loo soo dhiibtay aanay u qaban sidii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ku Baaqay In La Furo Suuqyada Xaafad Ka Tirsan B/weyne Oo Lagu Dagaallamay Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu furo suuqyada xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne, kuwaasi oo ku xirmay dagaalladii dhawaan ka…
1 daqiiqo Xildhibaan Ka Warbixiyay Shir Ka Dhan Ah Koonfur Galbeed Oo Ka Furmay Bakool Xildhibaan Ismaaciil Shuuriye oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shir dhawaan ka furmay degmada Ceelbarde ee gobalka Bakool, kaasi oo la sheegay…
1 daqiiqo Amniga Degmada Buurhakaba Oo Laga Shiray Degmada Buurhakaba ee gobalka Baay waxaa ka dhacay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed, saraakiil ka mid ah ciidanka Xoogga dalka, kuwa Itoobiya ee qeybta ka…
2 daqiiqo Dowladaha Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Shiray Iskaashi Ay Ka Sameeyaan Xagga Amniga Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya iyagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka falalka ka baxsan…
2 daqiiqo Mucaaradka Siiriya Oo Loo Ogolaaday In Ciidamo Dhaawac Ka Ahaa Kala Baxaan Magaalooyin Ay Ku Go’doon Sanaayeen Dagaal yahano dhaawacan oo ka tirsan mucaaradka dalkan Siiriya ayaa loo ogolaaday in ay ka baxan hareeraha Dimishiiq xaafado ku yaalla oo ay ku go’doonsdanaayeen, taas oo qeyb ka ah…
3 daqiiqo Safaaradda Iran ee Soomaaliya: Waxaan ogeyn in La Diiday Christmas lakin ma ogeyn in Mowliidka Nabiga la mamnuucay” Safiir ku xigeenka Iran ee Soomaaliya Javad Dehghan Latfabadi oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa weeraray dad uu ugu yeeray gacan sedexaad ama dal sedexaad in ay ka…
2 daqiiqo Ciidamada NISA oo Kala Ceyriyay Aroos Wadareed ay soo Qabanqaabisay Safaaradda Iran ee Muqdisho Isla Markaana Xiray Shaqaalihii Safaaradda Ciidamada ka tirsan NISA ayaa u dhacay maanta xaflad aroos oo ay soo abaabushay safaaradda Iran ee Muqdishu isagoo kala diray dhalinyardii arooska loo dhigay. Ciidamada NISA ayaa fasaxay Safiirka…
3 daqiiqo Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne “Jeneraal Cali Gaab Gacanta Ayaan Iskula Tagnay, Shan Xabadna Wuu Igu Riday” Gudoomiyaha maamulka degmada Xamarweyne Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay dhacdo maanta ka dhacday degmadaasi, kadib markii uu sheegay in ay gacanta iskula tageen isaga…
1 daqiiqo Dowladda Maraykanka Oo Cambaareysay Rabshadihii Dhawaan Ka Dahacay Jabuuti Dowladda Maraykanka ayaa cambaareysay rabshadihii dhiigga ku daatay ee caasimadda dalka Jabuuti ku dhexmaray Booliiska iyo dad Siyaaro ka qeybgalayay. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa lagu…