WAR DEG DEG:- Seddax Ruux Oo Ku Geeriyootay Darbi Kusoo Dumay Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in goor dhaw darbi uu kusoo dumay barakacayaal ku dhaqan kaam ku yaalla wadada Jeneraal Daa’uud, halkaasi oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamo Cudub Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Ciidamo cusub oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo bedalaya ciidamo dalka ku sugnaa muddo Sanad ah. Ku simaha taliyaha ciidamada dalka Uganda ayaa…
2 daqiiqo Xildhibaan Magan Oo Sheegay In Ciidamada Itoobiya Ay Mas’uul Ka Yihiin Caqabadaha Siyaasadeed Ee Ka Jira Gedo Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay faragelin cad ku hayaan siyaasadda dalka, gaar ahaan arrimaha ka jira gobalka Gedo.…
2 daqiiqo Maamulka Magaalada Baladweyne Oo Ka Digay Iibsashada Dhulalka Iyo Guryaha Danta Guud Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa digniin kasoo saaray iibsashada dhulalka iyo guryaha danta guud. Gudoomiye ku xigeenka magaalada Baladweyne ahna ku simaha degmadaasi Bashiir Xuseen Dhoore oo…
1 daqiiqo Maamulka Gedo Ee Jubbaland Oo Sheegay In La Xalliyay Muran Siyaasadeedkii Ka Jiray Gobalkaasi Maamulka gobalka Gedo ee Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaanba lagu guuleystay xallinta muran siyaasadeedkii maalmahani ka jiray gobalkaasi. Axmed Buulle oo ah gudoomiyaha gobalkaasi oo la hadlay…
1 daqiiqo Tababar Loo Furay Ciidamo Ka Tirsan Booliiska Maamulka Koonfur Galbeed Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay oo ay gaareen saraakiil ka socotay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, ayaa waxay tababar u fureen ciidamo ka tirsan Booliiska maamulka Koonfur Galbeed. Tababarkan ayaa qayb…
1 daqiiqo Maamulka Degmada Afgooye Oo Billaabay Dadaallo Looga Hortagayo Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay billaabeen in Qoysaska ku nool hareeraha wabiga inay u qaybiyaan jawaanno si dadku ay ugu hortagaan biyaha ka soo…
1 daqiiqo Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Shaaciyay Guddiga doorashada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa shaaciyay waqtiga ay dhacayso doorashada gudoomiyaha baarlamaankaasi, ka dib markii uu shaqadii ka tagay gudoomiyahii hore. Qoraal ku taariikheysan maalintii shalay ahayd 07-11-2015 ayaa…
1 daqiiqo Axmed Madoobe “Horaanta Sanadka Soo Socda Al-shabaab Waan Ka Saareynaa Jubbaland” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa isag oo ku sugan dalka Kenya waxa uu sheegay in horaanta sanadka soo socda ee 2016-ka ay deegaanada Al-shabaab kaga sugan yihiin…
3 daqiiqo Dhismaha Safaaraddii Soomaaliya Ee Dalka Kenya Oo Dib Loo Dayactirayo Muddo dheer ka dib ayaa safaaradii hore ee Soomaaliya ee dalka Kenya waxaa laga billaabayaa dib u dhis iyo dayactir lagu sameynayo dhulkii safaaradda oo dhowr sano kahor laga soo…