Xildhibaan Dalxa “Xukuumadda Lama Shaqeyso Guddiyada Baarlamaanka” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan la shaqeyn guddiyada baarlamaanka, islamarkaana shaqadii Labada dhinac ay kaligeed… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Waddooyinka Gala Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka xiray waddooyinka gala Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, xilli maanta la filayo inuu furmo Kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka. Ciidamada ayaa wadada ka xiray…
2 daqiiqo Kalfadhiga 7-aad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Maanta Furmaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in Maanta oo Axad ah uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 7aad ee Golaha Shacabka. “Hor iyo…
1 daqiiqo Netherlands oo Safiirkeedii Kenya ugu Dartay Soomaaliya iyo Safiirka oo Warqadihiisa hor-dhigay Xasan Sheekh Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta ka guddoomay warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Netherlands u qaabil sanaandoona arimaha Soomaaliya. Safiirka Netherlands ee Soomaaliya waa Franciscus Albercht Makken, Franciscus Albercht Makken waxaa…
2 daqiiqo Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Digay Shaqsiyaad Ka Madax Banaan Maamulkooda Oo Canshuur Ka Qaada Degmooyin Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo xubno ka mid ah maamulkaasi ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka…
1 daqiiqo Keryy oo La Kulmaya Cabbaas iyo Boqorrada Cabdalla iyo Salmaan si Loo Dajiyo Xiisadda Falastiin iyo israa’il Xogeyaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa ku sugan Camaan halkaas uu wada hadal kula leeyahay hogaamiyaha Falastiin Maxamud Cabbaas iyo Boqorka Urdun Boqor Cabdalla. Kerry ayaa labada hogaamiye kala…
1 daqiiqo Gadiidleyda Ka Howlgasha Gobalka Shabellaha Hoose Qaarkood Oo Shaqo Joojin Sameeyay Qaar ka mid ah Gadiidlayda ka hawlgasha inta u dhaxaysa Gobolada Shabeelaha Hoose iyo Baay ayaa sheegay in ay hakiyeen shaqadoodii ka dib markii ay sheegeen in ay la kulmeen…
5 daqiiqo Soolarku Ma Xallin Doonaa Qiimaha Korontada Ee Magaalada Muqdisho Oo Weli Qaali Ah? Dagaaladii horseeday bur-burkii dowladnimo ee sanandkii 1990-kii waxay meesha ka saareen adeegyadii bulshada, sida korontada, biyaha, caafimaadka waxbarashada iyo waxa la hal maala. Waqti ka dib oo dalku uu galay…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Ka Warbixiyay Shirkii Uu Kaga Soo Qeybgalay Belgium Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali oo dib ugu soo laabtay dalka ayaa ka warbixiyay shir uu dalka Belgium kaga soo qeybgalay, kaasi oo looga hadlayay xaaladda Qaxootiga Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Weerar Dagaal Ku Yihiin Degmada Xarardheere Ee Mudug Maamulka Galmudug ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal ay kula wareegayaan deegaannada maamulkaasi ka taliyo ee ay ku sugan yihiin Xarakada Al-shabaab. Daahir Fiidow oo ah wasiir ku xigeenka warfaafinta maamulka…