Xildhibaan Dhuux “Waan Ka Gaabinnay Waajibkii Na Saarnaa” Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaanada ay ka gaabiyeen waajibaadkii saarnaa ee looga baahnaa inay qabtaan. Waxa uu tilmaamay in Baarlamaanka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Gaadiidleyda Gobalka Shabellaha Hoose Oo Weli Cabasho Ka Ah Isbaarooyinka Yaalla Gobalkaasi Waxaa sii kordhaya cabashada ay qabaan gaadiidleyda gobalka Shabellaha Hoose, taasi oo ku aadan Isbaarooyinka yaalla deegaanno badan oo gobalkaasi ka mid ah. Cabashada ugu daran ayaa hadda waxay gaadiidleydani…
2 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug Oo Ka Hadlay Dagaalkii Ay Ciidamada Dowladda Kula Wareegeen Deegaanka Wabxo Ee Galgaduud Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayay la wareegistii ciidamada dowladda ee Wabxo, isaga oo sheegay in arrinkaasi ay aad usoo dhaweynayaan. War-saxaafadeedka ayaa…
8 daqiiqo Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991) Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la…
1 daqiiqo Shirkii Madasha Wadatashiga Doorashooyinka 2016 Oo Lasoo Gabagabeeyay (War-murtiyeed) Waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatashiga doorashooyinka 2016 wejigiisa 1-aad, kaasi oo shalay furmay. Shirkaan waxaa ka qeybgalay madaxda sare ee dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanka Wabxo Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaanka Wabxo ee gobalka Galgaduud iyo deegaanno kale oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Axmed Madoobe “Madaxda Talada Laga Sugayo Ha Isku Tanaasulaan” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda dalka Soomaaliya isaga oo sheegay in ay muhiim tahay kalsooni badan inay isku muujiyaan Soomaalida si…
2 daqiiqo Doorashada Baarlamaanka Masar : Ma Fashil Siyaasadeedbaa mise Kacdoon Amusan? Isbarbardhigga doorashooyinka Masar doorashadii kacdoonka kadib iyo cagajiidka ka muuqda dadweynaha afgambiga kadib , waxaad ogaanaysaa farqiga u dhexeeya xornimada iyo xoriyad-darada. Guud ahaan doorashada Baarlamaanka Masar ayaa dadkii usoo…
1 daqiiqo Magacyada Xildhibaanada Baarlamaanka Uga Qeybgalaya Shirka Madasha Wadatashiga Ee Muqdisho Guddonka baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaciyay magacyada 25 xildhibaan oo matali doona baarlamanka Soomaaliya, kuwaa oo ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga geeddi socodka 2016. Xildhibaanadaan ayaa qeyb ka noqon doona xubnaha…
1 daqiiqo Shirka Sugidda Cuntada, u adkeysiga Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida oo Maanta Furmay Shirkan Sugidda Cuntada, ku adkeysi Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo socon doona labo maalin waxaa soo abaabulay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha…