Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Xamarweyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab khasaare hantiyeed geystay oo saaka waaberigii ka kacay suuq ku yaalla degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Dabkaan ayaa la sheegay inuu ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Kenya oo Qiratay in Arday Badan Ku Biireen Al-shabaab Madaxa Militariga Kenya Samson Mwathethe ayaa waxaa uu ka digay Ardeyda ku biiraya Xarakada Al-shabaab. “ Dhamaanteen, gaar ahaan waalidiinta, waa in aan hubbinaa in aan la shaqeyno maamulka Iskuulada…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Baydhaba Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhaba, waxaa madaxweyne Xasan Sheekh…
3 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Soo Qeybgalay Wadanka Peru (Sawirro) Muqdisho, 15, 2015…..Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay magaalada Lima ee…
1 daqiiqo Waan Waan Nabadeed Oo Laga Dhexe Billaabay Beello Ku Dagaallamay Gobalka Nugaal Wafdi isugu jira Odayaal dhaqameed, siyaasiyiin, waxgarad iyo Ganacsato ayaa ku baxay deegaanka Magacley ee gobalka Nugaal, halkaasi oo ay ku dagaallameen Beello wada degan deegaankaasi. Wafdigani waxaa hogaaminaya Islaan…
1 daqiiqo Maamulka Magaalada Kismaayo Oo Sheegay In Degmada Ay Ka Jiraan Dib u Dhis Iyo Isbedal Amni Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Dagmada Kismaayo Rashiid Cabdi Ibraahim ayaa kawarbixiyay Howlaaha ay Dagmada u qabatao Shacabka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka ku meel gaarka ah…
2 daqiiqo Kulan Lagu Soo Dhaweynayay Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koonfurta Magaaladaasi ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qabtay kulan lagu soo dhaweynayay Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo maalmahaan socod ku…
1 daqiiqo Munaasabad Lagu Soo Gabagabeynayo Tartan Aqooneedkii Kedis Ee Goobjoog Fm Oo Maanta Lagu Qabanayo Muqdisho Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabad lagu soo gabagabeynayo tartan aqooneedkii Kedis ee Idaacadda Goobjoog, kaasi oo ay ka qeybgaleen 54 Iskuulada sare ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Amniga Wadada Isku Xirta Degmada Afgooye Iyo Mareerey Oo Soo Hagaagaya Isbedel dhanka ammaanka ah ayaa laga dareemayaa wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Mareerey oo gobalka Shabellaha Hoose ka wada tirsan, xilli halkaasi Isbaaro loogu dhigan jiray gaadiidka safarka…
1 daqiiqo Taliye Ku Xigeenka Ciidamada AMISOM oo Booqday Baardheere iyo Diinsoor Gen, Mohammedesha Zeyinu oo ah taliye ku xigeenka ciidamada AMISOM ayaa booqday magaalooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Bay. Labadan degmo Baardhere iyo Diinsoor ayaa ka mid ah…