Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Maanta La Kulmaya Xildhibaanada Mooshinka Ka Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman “Jawaari” ayaa maalinnimada maanta ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 13ka Octobar 2015 kulan ugu yeeray iney kasoo qeybgalaan Xildhibaannada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasaaradda Amniga Somaliland Oo Ka Hadashay Shaqaaqo Ka Dhacday Magaalada Boorama Wasaaradda amniga maamulka Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay shaqaaqo maalmihii ugu dambeeyay ka dhacday magaalada Boorama ee gobalka Awdal. Wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Cabdi Daahir oo saxaafadda…
1 daqiiqo Gadiidkii Ka Shaqeynayay Deegaanada Shabellaha Hoose Oo Sii Yaraanaya Wararka ka imaanaya gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in xilligaan ay sii yaraanayaan gaadiidka rakaabka ah ee isaga kala gooshi jiray deegaanada gobalkaasi. Qaar ka mid ah darwalada gaadiidkaan…
2 daqiiqo Faah Faahin Laga Helayo Diyaaradii Caawa Kusoo Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Magacyada Dadkii Saarnaa (SAWIRRO) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaaradii caawa kusoo dhacday duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii ay u suurta geli weysay in ay kasoo degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Ku Degi Weysay Garoonka Aadan Cadde Oo Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Goor dhaw waxaa soo dhacday diyaarad la sheegay in ay xamuul ahayd, taasi oo u suurta geli weysay in ay kusoo degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wararka…
2 daqiiqo Xildhibaan Cabdirashid Cabdullahi Maxamed : Hawada Soomaaliya waxaa ka soo Xarootay Nus Billion, Lacagtaas Umadda Soomaaliyeed Wax Looga Soo Celiyay Ma Jiraan” Xildhibaan Cabdirashid Cabdullahi Maxamed oo ah guddoomiya guddiga Howlaha guud ee Baaralamaanka(Tamarta, garoomada, Dekadaha iyo Gadiidka) ayaa wareysi gaar ah uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in aanay jirin dad…
2 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar: Calanka Sharaftiisa Waa Hadba Sida Ay Midnamadeenu Tahay (Dhageysi) Ra’iisul wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda lagu maamuusayay 61-sano guuradii kasoo wareegtay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay xarunta dowladda…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan “ Umadda Soomaaliyeed Waxaan rabaa Inaan u Sheego Calankooda Waa Calankii La Taagay 26-ka June 1960” (Dhageysi) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday xarunta dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Banaanbax Roob Doon Ah Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Garoowe Waxaa maanta magalada Garoowe ee xarunta Puntland lagu qabtay banaanbax Roob doon ah oo dhawaan maamulkaasi ku dhawaaqay. Fagaaraha u dhaw xerada 54-aad ee duleedka Waqooyiga Garoowe ayaa lagu qabtay…
1 daqiiqo Shacab Carreysan Oo Maanta Dab Qabadsiiyay Gurigii Taliyaha Qeybta Booliiska Ee Gobalka Awdal (Sawirro) Shacab carreysan ayaa maanta waxay dab qabadsiiyeen gurigii taliyaha Qeybta ee Booliiska gobalka Awdal, halkaasi oo khasaare hantiyeed uu ka dhashay. Shacabka oo ka careysnaa dilal ay ciidamada Booliiska Somaliland…