Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoostaga Magaalada Gaalkacyo Ee Gobalka Mudug Deegaanno hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka taagan tahay biyo la’aan aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo deegaanka.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guddiga Difaaca Baarlamaanka Oo Baaq u Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed Guddi difaaca baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan nabadda iyo hormarka dalka. Gudoomiyaha Guddigaasi Xuseen Carab Ciise oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay in…
1 daqiiqo AMISOM Oo Guullo Ka Sheegatay Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Taliska ciidamada AMISOM ee gobalka Hiiraan ayaa guullo ka sheegtay dagaallo ay gobalkaasi kula galeen ciidamada Xarakada Al-shabaab. Taliyaha qeybta Sedaxaad ee ciidamada Jabuuti oo ka mid ah Howlgalka AMISOM…
1 daqiiqo Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wada Hadal Ay Ku Dhameen Doonaan Khilaafyada Ka Jira Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay wada hadal ku dhameyn doonaan khilaaf walba oo ka jira gobalka Galgaduud, islamarkaana ay ku dadaalayaan nabadda iyo wada hadalka. Wasiir ku xigeenka warfaafinta…
1 daqiiqo Madal Wada Tashi Oo Looga Dhawaaqay Shirkii u Dhaxeeyay Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Iyadoo manta magaalada Muqdisho uu kusoo gaba gaboobay shirka wada tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maa gobaleedyada, ayaa hadana waxaa shirkaasi looga dhawaaqay madal wadatashi ah. Madashaan ayaa ka kooban…
1 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Nawaaxiga Villa Soomaaliya Abaare salaadii Maqrib ee caawa ayaa qarax aad u xoogan waxa uu ka dhacay banaanka hore ee madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw Koontaroolka Koowaad, dacalkana…
1 daqiiqo Shirkii Wadatashiga Ee Dowladda Iyo Maamul Gobaleedyada Oo War Murtiyeed Laga Soo Saaray (Akhriso) Shirkii magaalada Muqdisho uga soconayay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada dalka, ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray War Murtiyeed. Shirkaan ayaa waxyaabaha la’isku af gartay waxaa ka…
2 daqiiqo Maalinta Nabadda Adduunka Oo Muqdisho Laga Xusay (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taasoo sanadkaan…
1 daqiiqo Beeraleyda Afgooye Oo Maanta Tababar Looga Furay Magaalada Muqdisho Qaar ka mid ah beeraleyda gobalka Shabellaha Hoose, gaar ahaan degmada Afgooye ayaa maanta loo furay tababar xagga beerashada ah, waxaana tababarkaasi soo agaasintay wasaaradda Beeraha ee xukuumadda Soomaaliya. Agaasimaha…
2 daqiiqo Xildhibaan Cabdullahi Jamac oo sheegay in Doorashada 2016-ka Tahay Mashruuc Ajnabi Xildhibanka Cabdullahi oo ka hadlay Shirkan Watashiga ayaa sheegay in looga hadlayo shirkan Doorashada iyo xulista Baarlamaanka Soomaaliya 2016-ka. Xildhibaanka waxaa uu ku eedeeyay beesha Caalamka in ay wadaan Doorasho Jacbur…