1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dhuux “Gurmad Degdeg Ah Hala Geeyo Meelaha Laga Qabsaday Al-shabaab” Xildhibaan Maxamed Cali Dhuux oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ah in gurmad degdeg ah ay gaarsiiyaan dadka ku nool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay deegaano duleedka ka ah degmada Xudur ee gobalka Bakool. Wararka ay…
8 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mugga ay Leedahay Booqashada Obama ee Bariga Afrika Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa soo gaaray dalka Kenya, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey , waxaana u bilaabanaysa booqasho labo maalmood ah uu ku joogayo dalka Kenya, mudada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa sidee xaalada qaxootiga soomaaliyeed ee ku nool magaalada Mukalla ee gobolka Xadra-Mowt Magaalada Mukalla ee dalka Yeman waxa ay kamid tahay meelaha ugu badan oo ay ku soo qaxeen qaxootigii ugu badnaa ee soomaaliyeed ee ku noolaa magaalooyinka kale ee dalkaasi Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo Gaaray Nairobi Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi halkaasi oo loogu sameeyey soo dhaweyn balaaran. Waxa sidey diyaarada ciidamada cirka Maraykanka ee loo yaqaano Airforce 1,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu Sunna oo Dagaal Kula Wareegey Caabudwaaq Ciidamada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ayaa dagaal kula wareegey magaalada Caabud Waaq ee gobolka Galgaduud halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku hardamayeen ciidamo kala duwan. Xasan Maxamuud Warsame waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Dowladda Belgium Ugu Baaqday In Ay Sii Deyso Madaxweynihii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowladda Belgium in ay sii deyso madaxweynihii hore ee Ximan iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey iyo ganacsade Maxamed Cabdi Xasan Afweyne oo Muddo Laba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si rasmi ah ula wareegay degmada Diinsoor ee gobalka Baay, halkaasi oo ay ka arimin jirtay Xarakada Al-shabaab. Korneel Mahad Cabdiraxmaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guriceel: Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Kulamo La Leh Ahlu-sunna Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee gobalka Galgduud ayaa ku waramaya in halkaasi uu ka soconayo kulamo u dhaxeeya saraakiisha Ahlu-sunna Waljameeca iyo kuwa Itoobiyaan ah. Kulamadaan oo albaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Sheegay In Wada Hadal Ay La Geli Donaan Ahlu-sunna Xildhibaan Cabdullaahi Macalin Gaafow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in wada hadal ay la geli doonaan ahlu-sunna Waljameeca oo maamulkooda kasoo horjeedo. Waxa uu sheegay in…