1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Khasaare Geystay oo Lagu Qaaday Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka magaalada Gaariga ee gobolka Waqooyi Bari Kenya . Iska hor imaadkan ayaa ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Sweden oo Loo Ogolaaday Ku Biirista Ururka Gaashaanbuurta NATO iyo Turkiga oo Aqbalay Dowladda Sweden ayaa waxaa loo ogolaaday in ay xubin ka noqoto Ururka Gaashaanbuurta NATO, iyadoo muddo dadaal ugu jirtay sidii ay u heli laheyd xubinnimada Ururka, walow ay jirtay diidmo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Madaale oo Sheegay in Amniga Caasimadda uu Wanaagsan Yahya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo degmada Yaaqshiid kaga qeyb galayay munaasabadda mahadcelinta guddigii agaasinka Maalmaha Xorriyadda ee 26 june iyo 1-da Luulyo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Waf Ka Socday WFP Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Marwo Laura Turner. Kulanka ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqolaal ka tirsan booliiska Jarmalka ayaa isticmaalay budad iyo Biyaha basbaaska si ay u qaboojiyaan dad badan oo bartilmaameedsanayay xaflad dhaqameedka bulshada ka soo jeeda dalka Eritrea,taas oo ka dhaceysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Shaacisay iney Si Buuxda Ula Wareegtay Saldhigyadii ay Baneeyeen ATMIS Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay in ciidanka Qaranku si buuxda ula wareegay xarumihii ay banneeyeen Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hey’adda IHH Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga si…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada oo Shaaciyay Waqtiga uu Bilaabanayo Wajiga Labaad Ee Dagaalka Al-shabaab Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo yeeshay maanta kulankoodii caadiga ahaa oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Xeer Nidaamiyaha Habraaca…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Sweden Kala Shaqeynaya Ku Biirista Gaashaanbuurta NATO Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ku qaabilay ra’iisal wasaaraha Sweden Ulf Kristersson, xilli Maraykanku uu ka shaqaynayo sidii Sweden ay ubiiri laheyd Ururka NATO…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad Ku Taalla Hindiya oo Xukun Ku Riday Rag Garaacis Ku Dilay Nin Muslim ah Maxkamad ku taalla Hindiya ayaa 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay 10 nin oo loo heynsto inay afar snao kahor garaacis nafta kaga qaadeen nin Muslim ah, dhacdadaan ayaa…