1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Xiray Soomaali Dhuumasho Ku Galaysay Dalkaasi Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa Jimcihii shalay waxa ay xireen sida la sheegay muwaadiniin Soomaaliyeed oo gaaraysay 32 qof, kuwaasi oo si dhuumasho ah doonayay in ay ku galaan gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Degmada Saakow Ee Gobalka Jubada Dhexe Oo Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmada Saakow ee gobalka Jubada Dhexe ayaa ku waramaya in hawada ay ka maqan tahay ku dhawaad 24-saac, isgaarsiintii demadaasi. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Xarakada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Ammaanka Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad usii adkeysay ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya wixii ka dambeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Inkastoo kahor bisha Ramadaan ay ciidamo badan joogi jireen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Holland u Dhashay oo Ku Xigeen Looga Dhigay Nicholas Kay Peter de Clercq, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya kaas oo lagu bedelay Philippe Lazzarini oo hayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado:- Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Mideysan Oo Lasoo Gabagabeeyay (Sawirro) Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud lagu soo gabagabeeyay Imtixaanka Dugsiyada sare ee Mideysan, kaasi oo ay qaadeysay wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka ah. Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka IMF oo Sheegtey in Dhaqaalaha Soomaaliya uu Korey 3.7% Sanduuqa Lacagta Adduunka ee magaciisa loosoo gaabiyo IMF ayaa warbixin uu soo saaray waxa uu kaga hadlay kororka dhaqaalaha Soomaaliya, waana markii ugu horeysey muddo 25 sano ah oo IMF…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Fasaxday Xawaaladihii Soomaalida Dalkaasi Ka Shaqeynayay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegey in ramadhaanka dartiis uu go’aansaday in uu fasoxo xawaaladaha Soomaalida. Isaga oo shalay jeediyey fariin ku socota dadka muslimiinta ah bisha barakaysan ee Ramadaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Kenya “Ciidamadeenu Waa Sii Joogayaan Soomaaliya” Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markale ku celiyey in ciidamada dalkiisa aysan kasoo bixi doonin Soomaaliya illaa inta laga ciribtirayo Alshabaab sida uu hadalka u dhigey. Waxa uu meesha ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “ Khilaafka Nagala Dhaxeeya Dowladda Federaalka Saameyn Kuma Yeelan Doono Hiigsiga 2016” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in khilaafka maamulkooda kala dhaxeeyo dowladda federaalka aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin hiigsiga 2016. Axmed Madoobe oo faah faahin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Ku Xigeenka Gobalka Togdheer Oo Iska Difaacay Eedeyn Kaga Timid Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalkaasi Gudoomiye ku xigeenka gobalka Togdheer Maxamed Diiriye ayaa iska fogeeyay eedeyn dhawaan kaga timid gudoomiyaha Maxkamadda gobalkaasi, taasi oo ku aadan in xafiiskiisa uu yahay mid loogu shaqeeyo dadka siyaasiyiinta…