2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Hobyo oo uu Bacaad Duugey (Sawirro) Hobyo waa magaalo qadiimi ah oo jirtey wax ka badan qarniyo, kana mid ah meelihii ugu horeeyey ee magaaloobey, waxaadna qiyaasi kartaa in in waxyaabo badan oo halkaasi yaala ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo La Dhaliilay Xildhibaan Hore xuseen Geeddi Jimcaale oo u waramay Goobjoog Fm, ayaa sheegay in weli ay jiraan beello degan gobalka Galgaduud oo heshiis la kala dhexe dhigin, isaga oo ku baaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesow “Wax Aan Dastuurka Qabin Ayaa Kismaayo Laga Sameeyay” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in caleema saarkii shalay ee baarlamaanka maamulka Jubbaland uu ahaa mid loo maray wado qaldan, islamarkaana baarlamaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Oo Loogu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Yemen Lataliyaha arimaha bulshada ee wasaaradda arimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Cismaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay ugu horeen in Barnaamijka Gurmad iyo Gargaar uu yahay mid umadda Soomaaliyeed dareenkooda wax badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Yemen Oo Xaalad Adag Soo Wajahday Guddiga ku howlan diiwaan geilinta dadka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen islamarkaan doonaya in dalkooda ay kusoo laabtaan ayaa sheegay in xaalad aan fiicnayn ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh Uu Ku Tagay Magaalada Kismaayo (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maanta gaaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka mid ah Labada gole ee dowladda. Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan ku dhaw degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arimaha Dibadda Dalalka Kenya Iyo Itoobiya Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Goor dhaw waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose gaaray wasiirada arimaha dibadda dalalka Kenya iyo Itoobiya, iyaga oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Wasiirka arimaha dibadda Itoobiya Dr.Tedros Adhanom…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Magaalada Kismaayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Mas’uuliyiinta Jubba iyo qeybaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Wadajir Ee Gobalka Banaadir Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgal ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, kaasi oo amniga lagu xaqiijinayay. Wararka waxay sheegayaan in ciidamada…