1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Mooshinkii Dhawaan Laga Gudbiyay Xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay mooshin dhawaan ay ka gudbiyeen xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Mudanayaashaan oo kulan ku yeeshay magaalada Kismaayo ee gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Mooshin Ka Gudbiyay Baarlamaanka Cusub Ee Jubbaland Xilidhibaanno ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshin ka gudbiyay Baarlamaanka cusub ee Jubbaland, ka dib markii ay sheegeen in si cadaalad darro lagu soo dhisay Baarlamaankaasi. Gudoonka baarlamaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog News (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog News, waxaana idiin tabinaya wariyayaasheena kala ah Axmed Weli Xuseen iyo Leyla Cismaan Maxamuud. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gobalka Nugaal Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Amniga Maamulka gobalka Nugaal ayaa bulshada gobalkaasi ka codsaday in ay kala shaqeeyaan xagga Nabad Galyada Gobalkaasi, si loo helo xasiloono iyo kala dambeyn. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cabdulaahi Ciise Aw-Axmed oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Sarkaal Ka Tirsanaa Jubbaland Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka Jubbaland. Sarkaalkaan oo lagu magacaabayay Xasan Dhuub ayaa ahaa taliyahii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Martigelinaya Dadka Kasoo Cararay Yemen Maamulka Gal-mudug State ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin martigelinta dadka dib uga soo laabanaya dalka Yemen oo hadda dagaallo ay ka socdaan. Muxudiin Yuusuf Samatar oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaalida Yemen Oo Sheegay In Weli Aysan Gacan Ka Helin Dowladda Federaalka Guddiga isdiiwaangalinta dadka ka soo laabanaya Yemen ayaa sheegay in aysan jirin wax dowladda Federaalka ka socda oo illaa hadda gaaray dalkaasi si ay gacan u siiyaan dadka Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif “Shacabka Kaalin Weyn Ayaa Kaga Aadan u Gurmashada Dadka Ku Dhiban Yemen” Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baraarujiyay shacabka in ay u gurmadaan walaalahooda ku dhiban dalka Yemen, islamarkaana dagaallada ay ku dul socdaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Soomaalida Yemen Iyo Kenya Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in shacabka Soomaaliyeed ay u gurmadaan Soomaalida ku dhiban dalalka Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Baarlamaanka Cusub Ee Maamulka Jubba Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray wareegto ay kaga soo horjeedaan baarlamaanka cusub ee maamulka Jubba, iyo wadadii loomaray dhismaha baarlamaankaasi. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Xasan Cabdo oo saxaafadda…