Dhalinyaro loo xiray hees ay iska duubeen Dhuusamareeb Taliska Booliska Galmudug ayaa xiray labo dhalinyaro ah oo caan ka ahaa baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kadib markii lagu eedeeyay in ay aflagaado iyo hadallo anshax xumo ah u jeediyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. 1 daqiiqo
2 daqiiqo UAE oo la sheegay in ay ku dhawaaqday xannibaad cusub oo Visa ah, Soomaaliyana lagu daray Warar ka soo baxay qaar ka mid ah warbaahinta caalamiga ah iyo baraha sharciyada socdaalka ayaa sheegay in Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ay xaddidaad ku soo rogtay dalal dhowr ah oo aan laga aqbalin codsiyada Fiisaha dalxiiska iyo Ruqsadaha shaqada laga bilaabo sanadka 2026.
1 daqiiqo Trump oo Si Kulul u Dhaleeceeyay Xildhibaan Ilhan Omar Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald J. Trump ayaa hadallo kulul oo dhaleeceyn ah u jeediyay Ilhan Omar, oo ah xildhibaanad ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka, oo asalkeedu yahay Soomaali.
2 daqiiqo Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Wada-tashi ku saabsan Qaadashada Soomaaliya ee Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay wada-tashi ku saabsan hirgelinta Shabakadda Isgaarsiinta Isku-xiran ee Geeska Afrika (ONA), oo ah hindise goboleed lagu yareynayo kharashaadka isgaarsiinta xuduudaha la isku maro isla markaana lagu horumarinayo isdhexgalka dhijitaalka ah ee Bulshada Bariga Afrika
1 daqiiqo Galmudug oo xir xirtay dhalinyaro iska duubay hees ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ciidanka Booliska degmada Godinlabe ayaa xabsiga dhigay koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay si aflagaado ah ugu heeseen Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo isticmaalayay heesta caanka ah ee “Birmade Xasan Sheekh” oo ay u rogeen qaab ka dhan ah sharafta Madaxweynaha.
2 daqiiqo 42 Milyan oo Qof oo Ku Nool Lix Dal oo IGAD ka tirsan oo wajahaya gaajo iyo macaluul 42 milyan oo qof ayaa sanadkan wajahayaa heerar sare oo gaajo degdeg ah (IPC Heerka 3 ama ka sareeya) lix dal oo ka tirsan IGAD (Jabuuti, Kenya, Soomaaliya, Koonfurta Suudaan, Suudaan iyo Uganda), sida lagu sheegay warbixinta IGAD ee 2025 Global Report on Food Crises oo maanta la sii daayay.
1 daqiiqo Iran oo xukun dil ah ku ridday nin lagu eedeyay inuu u basaasayay Israa’iil Iran ayaa xukun dil ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu u basaasayay Israa’iil, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday warbaahinta dowladda Arbacadii, ninkaasi oo lagu magacaabo Babak Shahbazi.
1 daqiiqo Ganacsade lagu dilay Gaalkacyo Saaka subax hore ayaa magaalada Galkacyo gaar ahaan waqooyigeeda lagu dilay Alle ha u naxariistee Ganacsade Siyaad cali Xirsi oo ka mid ahaa ganacsatada caan ka ahaa magaalada.
15 daqiiqo Akhriso war-murtiyeedkii laga soo saaray shirka dalalka Islaamka iyo Carabta ee Dooxa Shir degdeg ah oo dalalka Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamku ay ka yeesheen weerarkii dhowaan maamulka Israa’iil uu ku qaaday dalka Qatar ayaa laga soo saaray war-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya, wuxuuna u dhignaa sidan:
1 daqiiqo Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya oo cambaareysay dilka Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi Ibraahim Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoyskii, eheladii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kadib markii 13-kii Sebteembar 2025 lagu dilay duqeyn ka dhacday deegaanka Jinacyo ee degmada Ceelbuux, gobolka Sanaag Nabadoon Cumar Cabdullaahi Cabdi Ibraahim, oo kamid ahaa odayaasha caanka ah ee gobolka.