U bood dhigaalka

Degdeg

Diseembar 23, 2025

Turkiga oo xaqiijiyay in dhinteen dhammaan dadkii saarnaa diyaaraddii la socday taliyaha ciidamada Liibiya General Mohamed Ali Ahmed, waxayna tirada dadkaasi ka koobnayd 5 qof oo uu Taliyuhu ku jiro.