1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Lagu Eedeeyay Heshiis Ka Bax (Dhageyso) Xubno ka mid ah maamulkii uu hogaaminaayay Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa ku eedeeyay maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan in uu ka baxay heshiis horay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Ugu Horeeyay Ee Wasiiradda Arimaha Dibadda IGAD Oo Muqdisho Soo gaaray Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soo gaaray wafdigii ugu horeeyay ee wasiiradda arimaha dibadda wadamada ku bahoobay IGAD kuwaa oo maalinta berri ah shir ku yeelan doona magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruur Badan Oo Cudurka Jadeecada Looga Talaalay Degmada Ceel-waaq Ee Gobalka Gedo (Dhageyso) Caruur badan ayaa degmada Ceel-waaq ee gobalka Gedo waxaa looga talaalay cudurka Jadeecadda, waxaana talaalkaan la gaarsiiyay sidoo kale deegaanada degmadaasi hoostaga. Saraakiisha iyo howl wadeenada caafimaadka degmada Ceel-waaq ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubba Oo Sheegay In Tallaabo Adag Laga Qaadayo Qofkii Jabiya Amar Ay Kasoo Saareen Dhulalka (Dhageyso) Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo isku dayda in ay ku xadgudubto amar ay kasoo saareen dhanka dulalka. Guddoomiyaha gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Ceel-garas Ee Gal-gaduud Oo Beeniyay In Ciidamo Itoobiyaan Ah Ay Ka Baxeen Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi (Dhageyso) Maamulka deegaanka Ceel-garas ee gobalka Gal-gaduud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in deegaankaasi iyo deegaano kale oo gobalka ka mid ah ay isaga baxeen ciidamo Itoobiyaan ah. Gudoomiyaha Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Leyla Cismaan Maxamuud. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Luuq Oo Beeniyay In Degmadaasi Uu Ka Jiro Is Qab Qabsi Dhanka Maamulka Ah (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Luuq ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in degmadaasi uu ka jiro is qab qabsi dhanka maamulka ah, taasi oo dhawaan gacan ka hadlay dhalisay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cabasho Ka Muujiyay Amaanka Magaalada Kismaayo (Dhageyso) Waxgarad kasoo jeeda gobalada Jubooyinka ayaa cabasho ka muujiyay amaanka guud ee magaalada Kismaayo, iyaga oo sheegay in xaaladda ay tahay mid aan la’isku haleyn karin. Mid ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka 53-aad Ee Wasiirada Arimaha Dibadda Dowladaha IGAD oo Muqdisho Ka Dhacaya (Dhageyso) Maalinta berri ah taariikhduna ay ku beegan tahay 10-ka bisha January ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto shirka wasiirada arimaha dibadda wadamada ku bahoobay IGAD kaa oo muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News