Dhageyso Falanqeyn ku Saabsan 10 Sano Kadib Dhulgariirkii Sunaami Shalay waxaa adduunka meelo kala duwan laga xusey 10 sano guuradii kasoo wareegtey markii adduunka uu ka dhacay dhulgariirkii loogu magacdaray Sunaami. Meelaha uu dhulgariirkani badda ka biloowdey ku dhuftey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dhinacyadii Ku Dagaalamay Deegaanka Saaxo Oo Loogu Baaqay In Miiska Wadahadalka Isugu Yimaadaan (Dhageyso) Dhinacyadii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug ayaa loogu baaqay in ay nabadda qaataan, islamarkaana wixii ay kala tabanayaan ku xaliyaan miiska wada hadalka. Nabadoon Maxamed Guuleed…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Col. Cali Xumad oo Sheegey In Uu Yahay Afhayeenka AMISOM Kadib markii ay soo baxday warqad lagu sheegayo in Col. Cali Xumud uusan AMISOM u ahayn afhayeen ayaa waxa Goobjoog u suurogashay in aan xiriir la samayno Cali. Cali Xumud…
1 daqiiqo Faah Faahin:- Shilal Ka Dhacay Degmada Jowhar Iyo Dad Waxyeelo Kasoo Gaartay (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka INTERSOS ee magaalada Jowhar ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda caafimaad dad waxyeelo kasoo gaartay shilal ka dhacay degmadaasi. Buundada kala qeybisa xaafadaha Horseed iyo Kulmis ee degmada…
1 daqiiqo Barnaamijka Hanka Nolosha Qeybtii 15-aad (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha oo ah Barnaamij Todobaadkiiba Mar aynu idiin soo tabineyo, waana qeybtii 15-aad Barnaamijka Hanka Nolosha waxa aynu kusoo bandhignaa Hanka Dhalinyarada…
1 daqiiqo Afhayeenka AMISOM Oo Shaqadii Laga Joojiyay War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada AMISOM ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay Afhayeenkii ciidamadaasi Korneel Cali Aadan Xumud. War-saxaafadeedka oo koobnaa ayaan lagu sheegin ulajeedka ka dambeysa shaqo joojinta…
2 daqiiqo Axmed Macalin Fiqi “Al-shabaab Waxaa Lagu Iloobay Deegaano Ka Mid Ah Gobalada Dhexe” (Dhageyso) Axmed Macalin Fiqi oo ah agaasimahii hore ee ciidamada Nabad sugidda Qaranka kana mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka loo sameynayo gobalada Mugu iyo Gal-gaduud ayaa sheegay…
2 daqiiqo Wasaaradda Amniga Qaranka Oo Sheegtay In Ay Socdaan Baaritaan Lagu Ogaanayo Qaabkii Al-shabaab u weerareen Xalane (Dhageyso) Wasaaradda Amniga Qaranka dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan baaritaano la xiriira qaabkii Xarakada Al-shabaab u weerareen Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaradaasi Maxamed Yuusuf oo…
1 daqiiqo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Kismaayo Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta la filayaa in uu gaaro magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, halkaasi oo kulamo uu kula soo qaadan doono madaxda…