3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadalo Waaweyn oo Ka Muuqda Golaha Wasiiradda Puntland Waxaa goordhaweyd lagu dhawaaqay golaha wasiiradda Puntland kuwaasi oo ku yimid qaab isku shaandheyn ah, waxaana liiska ka muuqda isbadalo waaweyn. Goobjoog News oo isha ku heysey arrinta isku shaandheynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey Wasiiradda Puntland War hadda kasoo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu shaaciyey isku shaandheyn lagu sameeyey golaha wasiirada , waxaana ka muuqda isbadalo waaweyn. Saalax XabiibXaaji Jaamac Wasiirka Cadaalada ,diinta iyo dhaqan-celinta Cabdixirsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mursi oo Xabsi Daa’in lagu Xukmay Qadiyadii Jaajuusnimada Maxkamad ku taallo Qaahira ayaa xabsi daa’un ku xukuntay Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi iyo hogaamiyaasha Ikhwaanka Masar Maxamed Badiic, Sacad El-Katatni iyo Cisaam El-Ciryaan. Mursi iyo raggan kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Dahabshiil Oo Ku Yaboohday Doon Lagu Soo Badbaadiyo Soomaalida Yemen Shirkadda Dahabshiil ayaa ku yaboohday doon shacabka Soomaaliyeed kasoo badbaadisa dagaallada ka socda Yemen, xilli gurmad xoogan uu socdo. Doonidaan ayaa safarkii ugu horeysay ku tagtay Yemen, waxaana habeenkii xalayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Qoysaskii Dhawaan Soo Gaaray Magaalada Boosaaso Oo Deegaanadooda Loo Dirayo Guddiga gurmadka Qaxootiga Yemen ee Boosaaso ayaa xalay illaa iyo maanta waxa ay deegaanadoodii u dirayeen qaar ka mid ah dadkii dhawaan ka yimid dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Ka Mid Ah Saraakiishii Loo Heystey Weerarkii SYL oo Waxbo Lagu Waayay Afar ka mid ah 11 sargaal oo horey dowladda u xirtey sababo la xiriira tuhun ah in ay wax ka ogaayeen weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotel SYL 22-kii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caruurta Afrika Oo Maanta La Xusayo (Akhri 5 Xaqiiqo ah) Xuska maalinta caruurta Africa oo ku beegan 16 June ayaa laga xusayaa maanta Qaaradda Afrika xilli laga deyrinayo dhibaatada heysata caruurta Afrikaanka ah. Soomaaliya ayaa sidoo kale sanad walba looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Howlgal Guri Ka Guri Ah Oo Socda Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa guud ahaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baydhaba waxa ay ka wadaa howlgal Guri ka Guri ah, kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Koonfur Galbeed Oo Maanta Tababar Loo Soo Xirayo Ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa tababar loogu soo xirayaa degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay, halkaasi oo bilooyin badan tababar uga socday. Magaaladaasi waxaa goor dhaw gaaray…