2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Sidii Loo Xalin Lahaa Dagaaladii Gal-gaduud Oo Xalay Ka Dhacay Guriceel (Dhageyso) Waxaa kulamo is daba joog ah shalay ilaa xalay ay ka soconayeen degmada Guriceel ee gobalka Gal-gaduud, kaa oo lagu xalinayo dagaal dhawaan dhexmaray ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Hubeysan Oo Dilal Ka Geystay Duleedka Degmada Laascaanood Ee Gobalka Sool Dabley hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in dilal ay ka geysteen degmada Laascaanood ee gobalka Sool, gaar ahaan duleedka Koonfureed ee degmadaasi. Dilalkaan oo dhacay maanta ayaa waxaa la sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Hay’adaha Amniga Dowladda Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Ay Ka Sameeyeen Degmooyin Ka Mid Ah Muqdisho Saraakiisha hay’adaha amniga ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay ka wadeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Khaasim Axmed Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Degmada Baraawe Ee Gobalka Shabeelaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax Miino, kaa oo lala eegtay ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Rafcaanka Jasiiradda Siishalis oo Siideysey 3 Soomaali ah Maxkamadda rafcaanka ee jasiiradda Siishalis (Seychalles) ayaa xabsiga ka siideysey illaa 3 nin Soomaali ah oo lagu heystey falal burcad badeednimo, kuwaasi oo horey maxkamad kale ugu xukuntey xabsi dheer.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Yemen oo Kulan Sagootin ah La Qaatey Safiirka Soomaaliya Dalkaasi Madaxweynaha Yemen Cabdul Rabuu Mansuur Haadi aayaa kulan sagootin ah la qaatay safiirka Soomaaliya dalkaasi Ismaaciil Khaasim Naaji kaasi oo waqtigiisii safiirnimo uu dhamaaday, kana soo laabanaya dalkaasi. Madaxweynaha Yemen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Cabdirashiid Oo La Filayo Inuu Noqdo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Ayaa Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo la filaayo in loo magacaabo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Diyaarad gaar ah oo waday Mr Cumar ayaa kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaa halkaan Idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…