1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir “Waa Horumar Lagu Talaabsaday In Dhalinyaro Soomaaliyeed Ay Sameystaan Baarlamaan Iyaga u Gaar Ah (Dhageyso) Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in horumar balaaran ay tahay dhismaha Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed oo dhawaan magaalada Muqdisho looga dhawaaqay, waxaana maamulka uu sheegay in Isbedal amniga, iyo horumar ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Oo Ka Qeyb Qaadanaysa Dib u Dejinta Qaxootiga Soomaaliyeed Wasaaradda arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka qeyb qaadan doonto dib u dejinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabanaya dalkooda. Cabdifitaax Cali Xasan oo ah agaasimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Yaaqshiid oo Sheegey in Ceelashii Biyaha Dadka Ku Xanuunsadeen Dib Loo Furi Doono Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Cismaan Maxamed Cadaawe ayaa sheegay inay soo hagaagayso xaaladda dadkii ku waxyeeloobay biyahii wasaqaysnaa ee ay cabeen . Waxa uu tilmaamay in garab istaag buuxa ay u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Hadii Jiritaanka Puntland Iyo Shacabkeeda Qatar Loo Muujiyo Anagu Gacmaha Kama Laabanayno” (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan gacmaha ka laaban doonin cid walba oo isku dayday in ay kusoo xadgudubto, una arkaan in qatar ay ku yihiin jiritaanka shacabka iyo deegaanada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mustaf Dhuxulow “Hay’adaha Gar-gaarka Caalamka waa inay Soomaaliya Mudnaan weyn siiyaan” (War-saxaafadeed) Sii hayaha xilka wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa caawa soo gaaray Kuwait si uu uga qeybgalo shirka caalamiga ee doorka Hay’adaha Gar-gaarka. Wasiirka ayaa waxaa gegida diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad Laga Sameeyey Dareenka Dadka Muqdisho ee Doorashooyin Dhaca oo Lasoo Bandhigayo Waxaa maalinta barito ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo bandhigo daraasad laga sameeyey dareenka dadka Muqdisho ay ka qabaan doorashooyin dimoqoraadi ah oo ku saabsan dowladda hoose ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booyado Biyo Dhaamis Ah oo Loo Geeyey Dadkii Ku Xanuunsaday Biyaha Ceelka ee Yaaqshiid Hey’adda Hormuud ayaa maanta deeq dawo ah iyo gaadiid biyo dhaamis ah u geysey dad badan oo todobaadkan ay soo riteen xanuuno ka dhashay sida la sheegey biyo ay ka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin : Ololaha Dariseynta Gobolka Banaadir oo La Filayo in uu Wax Ka Taro Amniga Muqdisho Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka biloowdey olole cusub oo loogu magac daray Dariseyn, kaasi oo lagu tirakoobayo guryaha ku yaala magaalada iyo waliba dadka ku nool, waxaana looga gol leeyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…