1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoobiyayeel Lagu Weeraray Saldhig AMISOM Leedahay Magaalada Buulo-Burde (Dhageyso) Hawlgalo ayaa laga sameeyey magaalada Buulo-Burde kadib markii hoobiyeyaal lagu weeraray saldhig ay degenaayeen ciidamadda AMISOM ee halkaasi ku sughan. Sida uu Goobjoog u sheegey guddoomiyaha Buulo-Burde Cusmaan Geedi Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg : Qarax Ka Dhacay Meel U Dhow Garoonka Muqdisho Wararka kasoo baxaya Garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay halkaasi, waxaana qarxay gaari la dhigey meel u dhow xafiis ay halkaasi ku leedahay shirkadda duulimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xassan Sheekh oo Ka Qeybgalaya Caleemo-Saarka Shariif Xassan Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo halkaasi oo uu kaga qeybgalayo xaflad caleemo saarka madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan. Safarka madaxweynaha ayaa imanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Magaalada Afgooye oo Hawlgal Kusoo Qabqabtay Dhalinyaro Badan (Dhageyso) Hawlgal habeenkii xalay ahaa ay sameeyeen ciidamada booliiska Afgooye ayaa waxaa lagu soo qabtay dhalinyaro gaareysa illaa 50, kuwaasi oo xabsiga loo taxaabay. Xaafadaha hawlgalada laga fuliyey ayaa waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose ee Muqdisho oo Amar Kasoo Saartey Xoolaha Magaalada Dhex Socda (Dhageyso) Agaasimaha Waxda Nafaadada ee Dowlada Hoose, Cabdicasiis Goodax Barre ayaa sheegay in xoolaha waddooyinka iska meeraya ay waddooyinka ka uruurin doonaan, una samayn doonaan xerooyin ay dowladda ku xanaaneyso haddii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunnada Koonfureed oo Mar Kale Sheegtey In aysan Ogoleyn isku Dhafka Ciidamada (Dhageyso) Sarkaal Ahlu Suna u qaabilsan dhinaca Gaashaandhiga Sheekh Isaaq Xasan Mursal ayaa sheegay in Dowladda marar badan ay ku balameen arintaasi hase ahaatee wali muuqan. Waxa uu ku dhaliilay Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM oo La Geynayo Magaalada Cadaado oo Lagu Qabanayo Shirka Gobolada Dhexe (Dhageyso) Gudiga maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa maanta sharaxay qorshaha shirka oo maalmahan dardar cusub galay kadib markii madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu codsaday in lasoo dadajiyo. Maryan Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xero Barakacayaasha ah, Degmada Kaxda oo ay Guryo Badan Ku Gubteen (Dhageyso) Dab ka kacay xero dadka barakacayaasha ah ay degenyihiin degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ku basbeeley illaa 50 hoy oo cooshado ka samaysan, waxaana taasi ka dhashay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog, ka bogasho wacan Goobjoog News