1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Suna oo Kasoo Horjeedsatay Qorshaha Isku Dhafka Ciidamada ee Madaxweynaha uu Shaaciyey Afayeenka Dhaqdhaqaaqa Ahlu Suna Waljamaaca ee Koonfurta Soomaaliya Sheekh Isaaq Al-Qaadi ayaa sheegey in marnaba ciidamadooda aanan lagu dhafi doonin ciidamada dowladda sida uu yahay qorshe uu dhawaan shaaciyey madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubba oo Sheegey in Maxkamad La Horkeeni Doono Dad Lasoo Qabqabtay Xasan Xareed oo ka tirsan maamulka degmada Kismaayo ayaa ka hadlay dad la tuhunsanyahay oo hawlgal lagu soo qabqabtay, wuxuuna sheegey in dadkaasi sharciga la horkeeni doono, lana marsiin doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaalo Waan-waan oo laga dhex bilaabay beelo ku dagaalamay Xarardheere Warar laga helayo degmada Xarardheere ayaa sheegaya in waan-waantan ay ka billaabatay degmadaasi, taasi oo lagu qaboojinayo dagaalo maleeshiyo beeleedyo ku dhexmaray dhulka miyiga ah. Waan-waantan waxaa iska kaashanay waxgaradka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonayahan Dowladda ku Eedeeyey inay cadaalad darro ku taageertay maamulka Shariif Xasan (Dhageyso) Pro: Ibraahim Muuse Heero ayaa sheegay in dowladda Federalka looga baahan yahay inay si wanaagsan uga qeyb qaadato maamul u sameynta gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose. Wuxuu sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Rajo Wanaagsan Ka Muujiyey Kulanka Baarlamaanka ee Barito (Dhageyso) Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka qabaan qabsoomidda kulanka baarlamaanka si buuq iyo sawaxan la’aan ah. Maalinta burrito ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Booliska Baladweyne oo Ka Jawaabay Warqad Kasoo Baxday Taliska Booliska Soomaaliyeed Taliyaha saldhigga Booliska magaalada Baladweyne Gaashaanle DhexeCali Duux Cabdi Mahad-Alle ayaa ka jawaabay warqad kasoo baxday taliska booliska Soomaaliyeed taasi oo lagu amrayay in uu xabsiga kusoo celiyo nin ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhisme Bangi oo ay ku baxday $12 Malyuun oo Maanta Xariga Laga Jaray Hargeysa (Dhageyso + Sawirro) Shirkadda Dahabshiil ayaa dhisme bangi oo weyn ka furtey maanta magaalada Hargeysa, waxaana dhismahani bangiga islaamiga ah ee Dahabshiil ku baxday illaa $12 malyuun oo doolar sida uu sheegey agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani Waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Hoos u Dhacay Waxaa aad hoos ugu dhacay qiimaha kalluunka la kala siisto suuqyada magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ganacsatada kalluunka, waxayna tani ku tilmaameen in ay ugu wacantahay dabeylihii badda oo joogsaday…