1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Goobjoog FM
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Badan oo Canshuur Bixin Waayay oo Lagu Xareeyey Garoowe Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland ayaa xareysatay gaadiid tiro badan oo kuwa yaryar ah , kuwaasi oo lagu heysto canshuuro ku waajibey oo ay bixin waayeen. Canshuurtani oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Deegaanka Xeraale Oo Sheegay In Aysan Haysan Agab Ku Filan Oo Ay Ku Shaqeeyaan (Dhageyso) olTaliska Booliiska Deegaanka Xeraale ee gobalka Gal-gaduud ayaa faah faahin dheeraad ah maanta ka bixiyay qaabka ay ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska ee degmadaasi iyo sidoo kale agabka ciidankaan ku shaqeeyaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Mashaariic Hormarineed Oo Baladweyne Ka Socda (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay mashaariic dib u dhis ah oo ka soconayo meelo badan oo magaalada Baladweyne ka mid ah. Madaxa mashaariicda ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho Oo Maalintii Afaraad Hawada Ka Maqan (Dhageyso) Waxaa maalintii Afaraad hawada ka maqan Idaacadda Risaala oo ka mid ah Idaacadaha ka howlgala magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa xabsi Hay’adaa nabad sugidda leedahay oo ku yaala magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Amaanka Magaalada Garoowe Oo Sameeyay Howlgal Lagu Qab Qabtay Gaadiid Badan (Dhageyso) Ciidamada amaanka ee magaalada Garoowe ayaa maanta sameeyay howlgal balaaran oo lagu qab qabtay gaadiid badan oo nooca raaxada ah ka dib markii la sheegay in aysan dhiibin lacagta canshuurta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Aar iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan (Dhageyso) Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degmada Buulo-burde ee gobalka Hiiraan ku qul qulaayay ciidamo ka socda dowladda Itoobiya kuwaa oo ka mid ah Howlgalka AMISOM. Ciidamadaan ayaa kasoo amba baxay degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed Oo Iska Kaashanaya Sugidda Amniga Iyo La Dagaalanka Al-shabaab (Dhageyso) Maamulada KMG ah ee Koonfur Galbeed iyo Jubba ayaa iska kaashanaya la dagaalanka Al-shabaab ka dib heshiis Labada Madaxweyne ee maamuladaasi ku kala saxiixdeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Goofgaduud Oo Guul Ka Sheegtay Dagaal Ay La Galeen Al-shabaab (Dhageyso) Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Baay ayaa guulo ka sheegtay dagaallo ay deegaankaasi kula galeen ciidamo ka mid ah Ururka Al-shabaab. Axmed Aadan oo ah gudoomiyaha deegaankaasi ayaa u sheegay…