1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Wariyaasha Goobjoog Ee u Xirnaa Ciidamada Dowladda Oo Dib u Helay Xorriyadooda Waxaa goor dhaw dib u helay xurriyadooda Madaxa Barnaamijyada Goobjoog Fm, Maxamed Salaad Cimssan iyo Wardoone Ibraahim Xaaji Yuusuf oo shalay ay xireen ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka, xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Qiray In Amni Xumi Ay Ka Jirto Gobalka Mudug (Dhageyso) Maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa qiray in amaan xumi ay ka jirto gobalkaasi gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. Gudoomiye ku xigeenka Labaad gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuure oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uurka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Oo Cambaareeyay Xariga Laba Wariye Oo Ka Tirsan Goobjoog Fm (Dhageyso) Ururka Saxifiiynta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa si kulul u cambaareeyay xariga loo geystay Madaxa Barnaamijyada Idaacadda Goobjoog Maxamed Salaad Cismaan iyo Wardoone Ibraahim Xaajib Yuusuf oo maalintii Labaad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Xiray Qeyb Ka Mid Ah Wadada Makka Al-murrama Ee Magaalada Muqdisho (Dhageyso) Waxaa maanta xiran qeyb ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho, iyadoo halkaasi loo diidayo gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka ah ee Shacabka adeegsadaan. Wariyaha Goobjoog Fm, Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdi Xuseen iyo Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanka Gadoon Ee Gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Biyo la’aan ayaa xilligaan laga soo sheegayaa deegaanka Gadoon ee gobalka Gal-gaduud, iyadoo dadka halkaasi ku dhaqan ay cabasho arintaasi la xiriirta muujinayaan. Deegaankaasi waxaa ku yaala Hal Ceel oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore ee Mudug Oo Sheegay In Dad Gaar Ah Ay Hurinayaan Dagaalka Saaxo (Dhageyso) Gudoomiyahii Hore ee gobalka Mudug ee Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad gaar ah oo ka shaqeynaya hurinta dagaalo u dhaxeeya beelo wada dega deegaanka Saaxo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Dalbanayo Ra’iisul Wasaare Cumar Soo Dhisidda Xukuumada Tayo Leh Oo Muqdisho Ka Dhacay Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka dhacayay kulamo gaar gaar ah, kaasi oo ay yeelanayeen qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Iyo Waxgaradka Soomaaliyeed, kuwaas oo baaqyo iyo talooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr “ Hanaanka Wax Qeybsiga 4.5 Waxyaabo Badan Ayuu Caqabad Ku Noqday” Madaxweynaha maamulka Khaartumo State ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan hanaanka Soomaalida wax ku aqeybsato ee ah 4.5, taasi oo uu sheegay in wax badan ay caqabad ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarakac Ku Yimid Qiimaha Lagu Iibiyo Kaluunka Suuqyada Magaalada Muqdisho (Dhageyso) Waxaa sare u kac xoogan uu ku yimid qiimaha la kala siisto Kaluunka noocyadiisa kala duwan suuqyada magaalada Muqdisho, kaas oo hadda aad uga sareeya qiimahii hore ee la iibin…