1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoraal Ka Dhan Ah Xeer Ilaaliyaha Iyo Hanti Dhowrka Guud Oo Loo Gudbiyay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid (Dhageyso) Sii hayaha xilka Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka Khadiijo Maxamed Diiriyr ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ay u gudbisay dacwo ka dhan ah xeer ilaaliyaha iyo hanti dhowrka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Sheegay In Aysan Madaxweyne u Aqoonsaneen Cali Khaliif Galeyr (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa sheegay in madaxweyne aanay u aqoonsaneen madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr taa bedalkeedana ay shaqsi ahaan u aqoonsan yihiin. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdullaahi Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ridwaan Xirsi Oo Sheegay In Soomaaliya Xilligan Aysan Joogin Halkii Looga Baahnaa (Dhageyso) Sii haya wasiirka diinta iyo Awqaafta Ridwaan XiIrsi Maxamed Ayaa Sheegay in Soomaaliya maanta aysan joogin halkii looga baahnaa, islamarkaana dagaaladii dhacay 24-kii sano ee lasoo dhaafay ay wax badan…
11 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diiwaanka Dhacdooyinka 2014 ee Maamul Goboleedyada Shan maalmood oo kaliya ayaa laga joogaa markii uu na macsalaameeyey sanadkii 2014-ta oo Soomaaliya u ahaa mid ay xariiqmeen taariikho badan kuwaasi oo qaarkood reebey raadad aanan tirmeynin in…
19 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diiwaanka Dhacdooyinka 2014 ee Dowladda Federaalka Shan maalmood oo kaliya ayaa laga joogaa markii uu na macsalaameeyey sanadkii 2014-ta oo Soomaaliya u ahaa mid ay xariiqmeen taariikho badan kuwaasi oo qaarkood reebey raadad aanan tirmeynin in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Galbeed oo Amniga u Saartey Guddi Wasiiro Ah Waxaa magaalada Baydhabo kasii socda kulamada ay yeelanayaan wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaanta la dhisey, kulankii maanta oo ka dhacay hoolka shirarka Baydhabo ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaal Maanta Maxkamad Lasoo Taagi Lahaa oo Dib Loo Dhigey Maanta waxaa lagu waday in maxkamadda horteeda lasoo taago 2 wariye oo ka tirsan idaacaddaha hawada ka maqan ee Radio Shabelle iyo Sky Maxamed Bashiir iyo Maxamed Carab, waxaana ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka galabnimo ee ka baxay Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Gobalada Dhexe Oo Dooratay Gudoomiyaha Golaha Fulinta (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada dhexe ayaa maanta degmada Dhuusamareeb ee gobalka Gal-gaduud ku doortay gudoomiyaha golaha Fulinta. Qaar ka mid ah xubnaha golaha talada Ahlu-sunna oo uu hogaaminaayay gudoomiyaha…