1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye “Sida ugu macquulsan halagu dhameeyo colaada mudug (Dhageyso) Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu xaliyo dagaalkaan ka socda deegaano dhaw degmada Xarardheere ee gobalka Mudug.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan sheegay in ay ka go’an tahay ridista xukuumada Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed (Dhageyso) Xildhibaan Daahir Xasan Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee keenay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa sheegay in xildhibaanadooda ay ka go’antahay inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed ka dhacay gobalka Mudug iyo qasaare lasoo sheegayo Shalay ilaa Daraad galab waxaa deegaano ku dhaw degmada Xarardheere ee gobalka Mudug ka dhacay dagaal culud oo u dhaxeeyay beelo walaal ah oo halkaasi wada degan. Dagaalkaan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Nabadoon xalay lagu dilay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Koox hubeysan ayaa xalay nin nabadoon ahaa ku dilay degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose, iyadoo faah faahin dheeraad ah laga helayo qaabka dilkaan uu u dhacay. Nabadoonka la dilayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal iyo waxgarad ka deyriyay xal laga gaaro dagaal beeleed ka socda gobalka Mudug (Dhageyso) Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan gobalka Mudug ayaa rajo xumo ka muujiyay in xal deg deg ah laga gaaro dagaal beel ka socda deegaano ka mid ah gobalka Mudug, kaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanadii diidanaa qeybinta mooshinka oo ka hadlay sababta keentay in ay bedalaan mowqifkii ay taagnaayeen (Dhageyso) Xildhibaanadii diidanaa mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka hadlay sababta keentay in ay ka laabtaan mowqifkii ay taagnaayeen. Xildhibaan Sooyaan Warsame oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdikariin Maxamuud “Anaga ayaa ku baxayna colaada Mudug” (Dhageyso) Suldaan Cabdikariin Maxamuud Dagal oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku bixi doonaan colaad ka taagan deegaano ka mid ah gobalka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq Weyn oo La dhagaxdhigey Magaalada Baladweyne (Dhageyso) Suuq weyn ayaa maanta la dhagax dhigey magaalada Baladweyne, wuxuuna suuqani qeyb ka yahay mashaariic horumarineed oo dowladda Ingiriiska ugu deeqdey Soomaaliya, soona marsiisey dowladda Federaalka. Isaga oo furayay suuqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Ku Dhawaaqay Xiliga Mooshinka Loo Fariisanayo Waxaa haatan waraaq kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari lagu sheegey in 2-da bisha oo arbacada ah loo fariisan doono kulanka baarlamaanka ee lagu gudagalayo ajandaha kalsooni…