1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan iyo Xeeb oo faah faahiyay socdaal xubno ka mi dah maamukaasi ay ku joogaan Gaalkacdyo (Dhageyso) Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxa ay ku saabsan tahay caasuumaad dhawaan ay ka heleen maamulka Gal-mudug State. Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalinta Xuquuqda dadka danta yar ee Puntland oo la balan qaaday (Dhageyso) Guddoomiyaha cusub ee xuquuqul insaanka Puntland ayaa adag u ballan qaaday ilaalinta xuquuqda dadka danta yar ee ku nool deegaanada Puntland. Maxamed Cali Yuusug oo ah gudoomiyaha cusub ee xuquuqul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo jeediyay xalinta khilaafka Baarlamaanka (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, waxa uu usoo jeediyay in la xaliyo khilaafka ka dhex aloolsan mudanayaashaan ka dib mooshinkii laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo sharci darro ku sheegay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sharci darro ku sheegay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ay keeneen xildhibaano ka mid ah baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Odayaasha Dhaqanka ee Hiiraan oo Baaq u Jeediyey Baarlamaanka Soomaaliya (Dhageyso) Golahani oo ka kooban 63 oday dhaqameed oo maanta shirk u yeeshey magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa dhaliil u jeediyey xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo uu ka taaganyahay qalalaase…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibada oo Warqad uu Ka Sidey Madaxweynaha Soomaaliya Gaarsiiyey Madaxweynaha Yemen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. DR. ABDIRAHMAN DUALEH BEILEH oo soo gaba-gabeeyay socdaalkii shaqo ee uu ku joogay Magaalada Sanaa ayaa waxa uu kulan gaar ah la yeeshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Degmada Ceelwaaq oo Dib Loo Hawlgaliyay, Kaddib Labo Sano oo uu Xirnaa Waxaa muda labo sana ah howlgab ahaa isbitaalka weyn ee degmada ceelwaaq ee gobalka gedo oo adeegyo caafimaad ay ka heli jireen dadka ku dhaqan degmadaasi iyo tuullooyinka hoos yimaada,iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ololaha Wacyigalinta Waxbarashada oo Lagu Qabtay Gaalkacayo (Dhageyso) Kulan ay kasoo wada qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka Galmudug iyo ururada bulshada rayidka ah, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacayo. Agaasimaha wasaaradda waxbarashada ee Galmudug Aadan Cabdulle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso-Barnaamij Wareedka Galabnimo Halkan ka dhageyso Barnaamij wareedka Galabnimo