2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi soo wajahday shaqaalaha dowladda Kenya ee ku sugan degmada Mandhera (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxay sheegayaan in wal wal xoogan uu soo wajahay shaqaalaha dowladda Kenya ee ku sugan degmadaasi. Dhamaan shaqaalihii halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo howlgal lagu qabtay dad lala xiriirinaayo Al-shabaab ka sameeyay Hiiraan (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal lagu soo qab qabtay dad lala xiriirinaayo Al-shabaab waxay ka sameeyeen deegaano badan oo hoostaga degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan. Ciidamadaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Jowhar oo laga dareemayo isbedal ganacsi iyo dib u dhis balaaran (Dhageyso) Suuqa Hanti wadaag waa barta ganacsi ee ugu weyn degmooyinka iyo deegaanada gobalka Shabaalaha Dhexe, waxaana uu ku yaala magaalada Jowhar ee xarunta gobalkaasi, waxaa halkaasi ka jira horumar ganacsi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyay xaaladda degmada Jilib oo duqeymo culus ka dhaceen (Dhageyso) Degmada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe, waxaa shalay ka dhacay duqeyn xoogan oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka dalka Kenya, kuwaa oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka saaka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi ka taliya Nabadda oo la filayo in ay gaaraan degmada Caabudwaaq oo xiisad colaadeed ka taagan tahay (Dhageyso) Wafdi ka taliya nabadda ayaa la filayaa in ay maanta gaaraan degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud, halkaasi oo maalmahana dambe ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beelo halkaasi wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo rajo ka muujiyay Mira dhalka wada hadal ay la fureen maamulka Koonfur Galbeed. Maamulka Madoobe Nuunoow ee sheegta in ay maamulaan Lixda gobal ee Koonfur Galbeed ayaa rajo ka muujiyay wada hadal ay dhawaan la fureen maamulka Koonfur Galbeed. C/qaadir Ajuuke oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno ka socda maamulka uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo socdaal ku jooga degmada Xudur (Dhageyso) Degmada Xudur ee gobalka Bakool waxaa socdaal ku gaaray dhawaan xubno ka socda maamulka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaa oo dhawaan doorashadiisa ka dhacday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal dalbaday in ciidamada Kenya laga saaro gobalka Gedo (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee gobalka Gedo ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka ee Soomaaliya in gobalkaasi ay ka saarto ciidamada Kenya, ka dib markii ay sii kordheyn duqeynta diyaaradaha Kenya ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka fiidnimo ee Goobjoog, ka bogasho wacan Goobjoog FM
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Bari oo Go’aano Kasoo Saaray Dhalinyaro Hubeysan oo Boosaaso Ku Sugan (Dhageyso) Kulan maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay is rasaaseyn maalmahani dhexmaraysan dhalinyayo kooxo samaystey kuwaasi oo xaafad xaafad isugu duula. Kulanka waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha gobolka Bari…