Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil toogsho ah ku fulisay laba ruux oo la sheegay inay dileyn Wariye Tima Cadde Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka aroortii waxay dil toogasho ah ku fulisay Laba wiil dhalinyaro ah kuwaa oo la sheegay inay ka dambeeyeen dilka Allaha u… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo beeniyay in la gato maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho (Dhageyso) Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka ah in maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha oo wareysi…
1 daqiiqo Saciid Xasan Shire “Baarlamaanka Puntland iyo midka dowladda Federaalka ah xiriir wanaagsan baa ka dhaxeeya” Afhayeenka golaha xeer dajinta Puntland Siciid Xasan Shire ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo xiriirka bilowga ah ee baarlamaanadda Puntland iyo kan dowladda Federaalka u dhaxeeya. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Qoysas xaalad adag ku hayso kaamam ku yaala duleedka magaalada Muqdisho (Dhageyso) Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan ay soo wajahday qoysas badan oo ku nool kaamam ay deganyihiin dad barakacayaal ah kuwaa oo ku yaala duleedka…
1 daqiiqo Biyo dhaamin laga bilaabay deegaanka Garileey ee gobalka Gedo oo muddo biyo la’aan ka jirtay (Dhageyso) Deegaanka Garileey ee gobalka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan laga bilaabay biyo dhaamin ka dib markii muddo badan dadka ku dhaqan halkaasi ay ku dhib qabeyn helista biyo…
1 daqiiqo Ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM oo deegaano cusub kala wareegay Al-shabaab (Dhageyso) Ciidamada maamulka KMG ee Jubba oo garabsanaayaa kuwa AMISOM ayaa u suurta gashay inay la wareegaan deegaano ay muddo badan maamulayeen Al-shabaab. Shalay waxay ciidamadaan la wareegeen deegaanka Kudhaa, waxaana…
1 daqiiqo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhaliilay maamulkii ka horeeyay ee Faroole hogaaminayay (Dhageyso) Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi Cameey ayaa ku dhaliilay maamulkii hore ee uu hogaaminaayay Faroole in dhaqaale xumidda hadda ka jirta Puntland uu ahaa mid ay iyaga…
1 daqiiqo Xildhibaan Cabdi ladhiif “Talaabadii uu qaaday Ra’iisul wasaaraha waa mid dastuurka qabo” Dhageyso Xildhibaan Cabdi Ladhiif oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in isku shaandheyntii uu Ra’iisul wasaaraha xukuumadda ku sameeyay golihiisa wasiirada ay tahay mid uu qabo dastuurka kumeel…
1 daqiiqo Booliiska Shabeelaha Hoose oo bilaabay howlgal Habeen iyo Maalin ah (Dhageyso) Taliyaha ciidamada Booliska gobalka Shabeelaha Hoose Ismaaciil Axmed Cismaan ayaa sheegay in ciidamada ay ku howlan yihiin xaqiijinta ammaanka deegaanada gacanta ugu jira dowladda Soomaaliya. Wuxuu sheegay inay jiraan falal…
3 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kasoo horjeestay isku shaandheyntii golaha wasiirada Sida aad ka warqabtaan waxaan mar walba ku guubaabiyaa umadda soomaaliyeed iyo madaxda dawladaba, in ay u hoggaansamaan Dastuurka Ku Meel Gaar ka ah iyo shuruucda dawliga ahba. Waxa kale…