1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud Ee Jaamacadda Carabta Oo Ka Wada Hadlay Arimo Dhowr Ah (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Qahira ee dalka Masar ayaa kulan halkaasi kula yeeshay xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Nabiil Al-carabi, iyaga oo arimo badan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed oo Heshiis Kala Saxiixdey (Akhriso Qodobada) Waxaa maanta magaalada Kismaayo dib oga laabtay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, kaasi oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogey halkaasi, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caddaalada Puntland oo Sheegey in Maxaabiis Xabsi Laga Siidaayay Wasiirka Caddaalada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame oo shalay ka hadlayay madasha la xisaabtanka xukuumadda Puntland ayaa sheegey in xabsi ku yaala Garoowe ay kasii daayeen maxaabiis badan, kuwaasi oo loo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin : Soo Nooleynta Dhaqanka iyo Dhibta Maanta Heysata (Dhageyso) Inkasta oo wax kasta oo heybad iyo dowladnimo ah ay Soomaaliya ka burbureen, ayaa laakiin waxyaabaha wali lagu naaloon karo ee nool waxaa ka mid ah hidaha iyo dhaqanka Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Isbitaal Laga Hirgeliyo Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan Oo La Dhagax dhigay (Dhageyso) Dhismaha Isbitaal cusub oo laga dhisayo degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa la dhagax dhigay, kaas oo bulshada ku dhaqan degmadaasi loogu tala galay in uu ka haqabtiro baahida dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Wadaad Muslim Ah Oo Laga Helay Magaalada Embu Ee Dalka Kenya Wadaad lagu magacaabayay Maxamed Cali Kheyr ayaa meydkiisa laga helay Magaalada Embu oo qiyaastii 120 Kiilo Mitir dhanka Waqooyi bari kaga beegan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wadaadkaan Meydkiisa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amaanka Degmada Cadaado Oo Loo Adkeeyay (Dhageyso) Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in aad loo adkeeyay amaanka guud ee magaalada Cadaado halkaasi oo la filayo in dhawaan lagu qabto shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeen Maxamed Yuusuf “Waxaa Muhiim Ah In Aad Taqaano Gurigaaga Iyo Hantidaada Cidda Aad Ka Kireynayso” (Dhageyso) Wasaaradda Amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u hogaansamaan qorshaha loo sameeyay ee ah inay ku dhaqmaan marka Guri ama hanti kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wadajir Oo Digniin u Diray Dadka Dhistay Hareeraha Wadooyinka Ee Degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Wadajir ee gobalka Banaadir ayaa digniin kama dambeys ah u diray dad uu sheegay in si sharci darro ah ay u dhisteen hareeraha wadooyinka degmadaasi. Axmed Cabdulle Afrax…