1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hindise Sharciyeedka Gudiga Doorashooyinka oo Maray Akhrintii Labaad Kulan uu yeeshey baarlamaanka ayaa lagu soo bandhigey hindise sharciyeedka gudiga doorashooyinka madaxa banaan kaasi oo hadda maraya akhrintiisii labaad. Xildhibaan Cabdi Cali Xasan oo ah guddoomiyaha gudi hoosaadka baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Degmada Xarardheere ee gobalka Mudug (Dhageyso) Koox Hubaysan ayaa qof la sheegay in uu shacab ah yahay waxa ay ku dileen deegaan 30-km u jirta degmada Xarardheere ee gobalka Mudug. Mid ka mid ah dadka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Farqiga u Dhaxeeya Caruurta Waalidkooda La Nool Iyo Kuwa Ku Nool Darbiyadda Magaalada Muqdisho ee caasimada dalkeena waxaa ku nool caruur aad u badan, kuwaa oo Laba loo kala qaaday qaabka noloshooda, waxa ayna kala yihiin kuwo waalidkooda ama ehladooda la jooga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan diin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Faadumo Abuukar Cabdi iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qaban Qaabada Shirka Maamulka u Sameynta Mudug Iyo Gal-gaduud Oo Cadaado Ka Socota (Dhageyso) Degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambeeysay shirka la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Mudug iyo Gal-gaduud. Waxaa la dareemayaa mash’uul aad u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiyaasha Maamulada Koonfur Galbeed Iyo Jubba Oo Kulan Arimo Badan Looga Hadlay Ku Yeeshay Kismaayo (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa habeenkii xalay ahaa ku kulmay Madaxweynayaasha maamulada KMG ee Koonfur Galbeed iyo Jubba, Shariif Xasan iyo Axmed Madoobe kaasi oo arimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Soo Dhaweysay Dadaalada Lagu Xalinayo Dagaaladii Ka Dhacay Degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Guriceel ayaa soo dhaweeyay qorshaha lagu xalinaayo dagaaladii dhawaan degmadaasi iyo Dhuusamareeb ku dhex maray ciidamo kala kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna. Cali Baashi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muungaab “Waxaan Ra’iisul wasaare Kaa Codsaneynaa Wasiiro Tayo Leh Oo Madaxtooyada Aan Ku Cariirin Madaxweynaha” (Dhageyso) Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke in uu soo dhiso xukuumad Tayo Leh,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xooga Dalka Ee Gobalada Jubooyinka Iyo Gedo Oo Ka hadlay Qaabkii Uu Isku Dhiibay Sarkaal Al-shabaab Ka Tirsanaa (Dhageyso) Taliska ciidamada xooga dalka Soomaaliya ee gobalada Jubooyinka iyo Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qaabkii uu isku soo dhiibay Sakariye Ismaaciil Xirsi oo ka mid ahaa saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ugu Baaqay Ra’iisul Wasaaraha Cusub In Xukuumadda Uu Soo Dhisayo Kaalin Ka Siiyo Dumarka (Dhageyso) Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cumar in Haweenka uu kaalin wanaagsan ka siiyo xukuumada la filayo in dhawaan uu soo…