1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Sheegay In Dhawaan Uu Soo Dhisayo Xukuumad Tayo Leh (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dhawaan uu soo dhisi doono xukuumad Tayo oo dalka ka gudbisa halka uu haatan joogo. Cumar Cabdirashiid oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhageystey Warbixin Dumar Lagu Laayay Tiyeegloow Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa maanta laga hor akhriyey warbixin ku saabsan 7 dumar ah oo maalin kaliya lagu laayay degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool 10-kii bishani Diseembar. Xildhibaan Axmed Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Ku Shirey Muqdisho oo Sheegey in Shirka Gobolada Dhexe Lagu Qabanayo Dhuusamareeb Odayaal ka kooban beelaha wada dega gobolada dhexe, gaar ahaan Galgaduud iyo Mudug oo maanta shir ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa sheegey in shirka maamul u sameynta gobolada dhexe lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaal Dhawr Dabaq ah oo La Dhagax Dhigey Jowhar (Dhageyso) Isbitaal noqonaya isbitaalka ugu weyn gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta la dhagax dhigey dhismihiisa magaalada Jowhar ee gobolkaasi. Isbitaalka waxa uu ka koobnaanayaa illaa 3 dabaq, waxaa maalin kasta booqan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameyn Xun Xagga Nolosha ah oo Ka Dhalatay Isgaarsiinta Gobolka Gedo oo Hawada Ka Maqan Todobaadyo Muddo ilaa 3 asbuuc ah waxaa hawada kamaqan adeegii isgaarsiinta layskula xariirayey qaar ka mid ah degmooyinka iyo Tuullooyinka Gobolada Gedo,Bay iyo Bakool,iyadoo dhibaatooyinkaasina ay saameyn xaga nolosha ah ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan oo Hadalo Siiyey Saxaafadda Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo kan Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo maanta ku kulmey magaalada Kismaayo ayaa hadalo kooban siiyey saxaafadda xili halkaasi uu booqasho ku tagay madaxweynaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Faadumo Abuukar Cabdi iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Degmada Afgooye Oo Cabasho Ka Muujiyay Lacago Canshuur Ah Oo Lagu Amray Inay Bixiyaan (Dhageyso) Ganacsatada degmada Afgooye oo cabasho ka ah lacago Canshuur ah oo dhawaan lagu amray in ay bixiyaan ayaa kulan la yeeshay maamulka degmadaasi. Kulankaan oo saacado qaatay ayaa ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Xarakada Al-shabaab u Qaabilsanaa Dhanka Sirdoonka Oo Dowladda Isku Dhiibay (Dhageyso) Wararka laga helayo degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo waxa ay sheegayaan in Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab uu is ku soo dhiibay ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan…