2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo Gaaray Kismaayo Iyo Kulamo Uu La Qaadanayo Madaxda Maamulka Jubbaland Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa goordhaw gaaray madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka magaalada Kismaayo waxaa wafdigaan kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Soomaaliyeed oo Soo Saaray Tirakoobyo Dambiyadii Dalka Ka Dhacay Sanadkan Iyada oo dhawaan loo dabaaldagay sanad guuradii 71 markii la asaasay ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa uu booliska soo saaray warbixin ay ku jiraan tirakoobyo dambiyadii dalka ka dhacay iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Xisaabtan Ah Magaalada Garoowe Kula Leh Wasiirada Maamulkaasi Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa haatan ka soconaya kulan baraalan oo ku aadan la xisaabtan iyo wax ka dhageysi wasiirada maamulka Puntland, taasi oo uu ka dhageysanayo madaxweynaha…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa u Qabsoomay Dowladda Federaalka Todobaadkii Aynu Kasoo Gudubnay (War-saxaafadeed) Warbixin Todobaadkiiba Mar ay soo saarto dowladda Federaalka ayaa looga hadlaa wax qabadka dowladda Isbuucii Lasoo dhaafay, waxaana Todobaadkaan looga hadlay arimo ku aadan Kalsooni siintii Ra’iisul wasaaraha, Liiska Cuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Falanqeyn ku Saabsan 10 Sano Kadib Dhulgariirkii Sunaami Shalay waxaa adduunka meelo kala duwan laga xusey 10 sano guuradii kasoo wareegtey markii adduunka uu ka dhacay dhulgariirkii loogu magacdaray Sunaami. Meelaha uu dhulgariirkani badda ka biloowdey ku dhuftey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhinacyadii Ku Dagaalamay Deegaanka Saaxo Oo Loogu Baaqay In Miiska Wadahadalka Isugu Yimaadaan (Dhageyso) Dhinacyadii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug ayaa loogu baaqay in ay nabadda qaataan, islamarkaana wixii ay kala tabanayaan ku xaliyaan miiska wada hadalka. Nabadoon Maxamed Guuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Col. Cali Xumad oo Sheegey In Uu Yahay Afhayeenka AMISOM Kadib markii ay soo baxday warqad lagu sheegayo in Col. Cali Xumud uusan AMISOM u ahayn afhayeen ayaa waxa Goobjoog u suurogashay in aan xiriir la samayno Cali. Cali Xumud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Shilal Ka Dhacay Degmada Jowhar Iyo Dad Waxyeelo Kasoo Gaartay (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka INTERSOS ee magaalada Jowhar ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda caafimaad dad waxyeelo kasoo gaartay shilal ka dhacay degmadaasi. Buundada kala qeybisa xaafadaha Horseed iyo Kulmis ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Hanka Nolosha Qeybtii 15-aad (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha oo ah Barnaamij Todobaadkiiba Mar aynu idiin soo tabineyo, waana qeybtii 15-aad Barnaamijka Hanka Nolosha waxa aynu kusoo bandhignaa Hanka Dhalinyarada…