2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo rajo ka muujisay mira dhalka wada hadallada ay kula jirto Somaliland (Dhageyso) Dowladda Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in natiijo wax ku ool ah ay kasoo baxaan wada hadalka ay kula jirto maamulka Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Denmark ayaa ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, isaga oo sheegay in xalinta khilaafkaan ay Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada amniga oo duleedka Muqdisho ku qabtay Maandooriye iyo dadkii iibinaayay (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Maandoriyaal kala ah Xashiis iyo Calaq, ka dib howlgal ay halkaasi ka sameeyeen. Howlgalkaan ayaa ka dhacay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo wada hadal ugu baaqay maamulka Sedaxda gobal ee Shariif Xasan (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow uu hogaamiyo ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, islamarkaana uu hogaamiye u yahay Shariif Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo Muqdisho ka da’ay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa xalay saq dhexe ka bilawday roob, kaa oo ilaa iyo xilligaan soconaya, waxaana saameyn uu ku yeeshay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Afgooye oo soo dhaweeyay Isbaarooyin la qaaday (Dhageyso) Gudiga gadiidleyda degmada Afgooye ayaa soo dhaweeyay howlgal dhawaan ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen wadooyinka gala degmadaasi, iyadoo halkaasi laga qaaday Isbaarooyin yaalay. Xuseen Cilmi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland oo sheegay in aysan sameyn ku yeelan doonin shacabka Hargeysa hakin lagu sameeyay Kaluunka banaanka uga yimaada (Dhageyso) Maamulka Somaliland ayaa sheegay in wax saameyn ah aysan keeni doonin hakintii dhawaan magaalada Hargeysa laga hakiyay ku iibinta Kaluunka laga keeno meelo kale oo dalka ka mid ah. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle “Madaxda dowladda hadii aysan heshiin, waxay keeni doontaa in aan horay u dhaqaaqi weyno” (Dhageyso) Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in khilaafka hadda ka dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh uu keeni doono in dalka dib uu u dhaco,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Yahye Cali Ibraahin oo sheegay in aysan natiijo kasoo baxayn shirka ka socda Copenhagen (Dhageyso) Professor Yahye Cali Ibraahin oo ka hadlay arimo badan oo ku saabsan lacagihii loogu yaboohay Soomaaliya iyo sidoo kale waxa laga filan karo xilligaan shirka ka socda Denmark ayaa tilmaamay…