1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Khaatumo oo Booqasho ku jooga Muqdishu si Wadatashi ula Yeesho Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Caalamka Madaxwaynaha Maamulka Khatumo oo Maanta soo gaaray Magaaladan ayaa sheegay in ujeedkiisu uu yahay sidii Mamulkiisu ugu raadin lahaa Hormarinta Degaanada Maamulkaasi ka taliyo. Madaxwayne Cali Khaliif Galayr ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax ay Dhigeen Kooxaha Kubbada Cagta oo Ka Dhacey Degmada Afgooye Maanta degmada Afgooye waxaa ka dhacay banaanbax ay dhigeen ciyaartooyda kubbada cagta ee degmadaasi kuwaasi oo ka cabanayay musuqmaasuq lagu sameeyey qalab isboorti oo loosoo dhiibey kooxaha halkaasi ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lala Eegtay Ciidamada Maamulka Jubbaland Duleedka Magaalada Kismaayo Qarax ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa tuulada Buulo Guduud iyo Goobweyn ee gobolka Jubbada Hoose kaasi oo lala eegtey gaari tikniko ah oo ay saarnaayeen ciidamada maamulka Jubbaland. Gaariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiyada Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe oo La Dhameystirey Waxaa la magacaabay dhamaan gudiyadii maamul u sameynta Gobolada Dhexe, iyada oo la magacaabay guddoomiyeyaasha gudiyadaasi. Gudiyada ayaa diyaar u ah in ay tagaan madasha shirka lagu qabanayo. Gudiyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaflad Xil Wareejin ah oo Ka Dhaceysa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Waxaa xarunta madaxtooyada ka socota xaflad xil wareejinta Wasiirka koobaad ee Federaalka Soomaaliya. Wararka ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in hadda ay xafladda joogaan Labada Mas’uul ee xilka lakala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey iyo Midoowga Yurub oo ugu Baaqay Ra’isulwasaare Cumar in uu Soo Dhiso Xukuumad Wadaag ah Qaramada Midoobey iyo Midoowga Yurub ayaa so dhaweeyey ansixinta Ra’isulwasaare Cumar Cabdirishiid Cali Sharma’arke, waxayna ku baaqeen in Cumar uu soo dhiso xukuumad tayo leh, islamarkaasina dadka oo dhan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Masar Cabdifataax Siisii oo Kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe magaalada Qaahiro kula kulmo madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi sida wakaaladda wararka ee dalka Turkiga Anatolia ay kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Dhaqan Degmada Cadaado Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Saaxo (Dhageyso) Waxgaradka ku dhaqan magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka jira deegaanka Saaxo oo duleedka uga yaala gobalka Mudug. Waxa ay sheegeen in dagaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Dhaqan Koonfur Afrika Oo Xilligaan Wal Wal Soo Wajahay (Dhageyso) Sanadka walba markii la gaaro bisha ugu dambeysa ee 12-aad ama December waxaa wal wal xoogan oo soo wajahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsiga ku haysta wadana Koonfur Afrika. Sida dhacday…