1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntaland “Maamulo Ku Dagaalamay Saaxo Malahan Ee Waa Qabiil Waxa Dagaalamaya” Maamulka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka sheegaya in dagaaladii shalay ka dhacay deegaanka Saaxo uu u dhaxeeyo maamulka Gal-mudug iyo Puntland. Gudoomiye ku xigeenka maamulka Mudug ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Sheegay In Ay Wadaan Qorshe Lagu Xalinayo Dagaalo Ka Dhacay Deegaanka Saaxo Maamulka Gal-mudug ayaa sheegay in hadda ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in lagu damiyo xiisadaha ka jira deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug, halkaasi oo shalay dagaal xoogan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Soo Dhaweysay Kalsooni Siinta Baarlamaanka ee Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Dowladda Mareekanka ayaa soo dhaweysay Kalsooni siintii shalay ee xildhibaanada Baarlamaanka ku siiyeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, waxaana dhanka kale ay ku baaqeen in madaxda dalka ay wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Saaxo Oo Dagaal Uu Ka Dhacay Wararka ka imaanaya deegaanka Saaxo ee duleedka gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi saaka ay ka yara degan tahay sidii shalay, ka dib dagaalo ka dhacay. Ciidamadii shalay halkaasi ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Baafo “Waxaan Rabnaa In Shaqooyin Badan Aynu Ka Qabano Wabiga Shabelle Sanadka Soo Socda” Sii hayaha xilka wasiirka wasaaradda Beeraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Maxamed Axmed Baafo oo u waramay Goobjoog Fm ayaa sheegay in mudadii uu xilkaan hayay ay isbedal xoogan ku sameyeen tabcashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan oo Baydhabo Ku Laabtay, Soona Dhameystiraya Golihiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta ku laabtay magaalada Baydhabo kadib safar shaqo oo uu ku joogey magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay. Shariifka ayaa sheegey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha Wasaaradaha Maamulka Puntland oo Dhigey Banaanbaxyo Cabasho ah Shaqaalaha wasaaradaha maamulka Puntland oo ay ka midyihiin agaasime waaxeedyo ayaa maanta banaanbax cabasho ah ka dhigey barxad ku taala Garoowe, iyaga oo ka cabanaya qorshe cusub oo uu maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda oo La Wareegey Magaalada Matabaan, Kuwa Ahlu Sunna oo Ka Baxay Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la wareegey gacan ku heynta degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay isaga baxeen ciidamadii Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee intii muddo ahba ka talinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah Aweys Aar iyo Faadumo Abukar. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka. Goobjoog News