Dowladda Soomaaliya oo Ka Hortimid in Dad Reer Qasa la Keeno Dhulka Soomaaliyeed Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya, Axmed Fiqi, ayaa si cad u sheegay in dowladda Soomaaliya aysan oggolaan doonin qorshe kasta oo lagu keenayoย dad aan Soomaali ahayn dhulka Soomaaliyeed. Wuxuu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Turkiga oo garab istaag u muujisay howlgalka ka dhanka ah Shabaab ee ka socda Shabeellaha Dhexe Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Safiirka Dowladda Turkiga Danjire Alper Aktas oo yeeshay wada haddal khadka telefoonka ah. Ugu horeyn Safiirka ayaa ugu mahadceliyay Madaxweynaha Hirshabeelle…
1 daqiiqo Xiisada ka taagan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo sii xoogeysatay Hogaamiyaha gobolka Tigreega ee woqooyiga dalka Itoobiya Getachew Reda, ayaa sheegay in maamulkiisu uu dejin doono xaaladda, inkastoo xoogagga iska soo horjeeda ay la wareegeen gacan ku haynta deegaannada qaar.…
1 daqiiqo Madaxweynaha Turkiga oo si adag uga hadlay dagaallada ka socda dalal ay Soomaaliya ka mid tahayย Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si adag uga hadlay dagaallada iyo xaaladaha ay wajahayaan dalal dhowr ah oo ay Soomaaliya ku jirto. “Gobolku waxa uu marayaa xaalad adag,…
1 daqiiqo ๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ: “๐ช๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ด๐๐๐น๐ฒ๐๐๐๐ฎ๐ ๐พ๐ผ๐ณ๐ธ๐ถ๐ถ ๐ฑ๐ถ๐น๐ฎ ๐ฎ๐บ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ท๐๐” Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka ka dhanka ah Kooxda Shabaab…
1 daqiiqo Ciidanka Amniga oo soo afjaray weerarkii Beledweyne iyo wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarka Ugu yaraan 10 ruux oo ay ku jiraan Nabadoono, Saraakiil Ciidan iyo Shacab ayaa ku dhintay qaraxii maanta lagu weeraray Guriga Nabadoonada ee maagaalada Beledweyne. Ciidanka Ammaanka dowladda ayaa ku…
1 daqiiqo Faahfaahin Qaraxyo ka dhacay Beledweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta ay ka dhaceen weerarro is xigxigay oo sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed. Weerarka hore ayaa…
1 daqiiqo Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu dilay Beled-Xaawo Wararka naga soo gaaraya degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka. Sarkaalla la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Jaamac…
1 daqiiqo Dagaal beeleed ka socda gobolka Sanaag Wararka ka imanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in dagaal beeleed uu ka socdo deegaanka Dooxada Dureera, oo u dhaxaysa Damala-xagare iyo Dawaco. Dagaalkan ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo…
1 daqiiqo Ciidanka oo dalka oo howlgal ay ka sameeyeen shabeellada hoose ku diley hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku ku dilay madixii kooxda Al-Shabaab uqaabilsanaa Sakawaadka iyo Sahanka deegaanka Beledul-amiin…