Ciidamada dowladda oo howlgalo dad lagu qab qabtay ka wada degmada Xudur ee gobalka Bakool Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo dad badan lagu qab qabtay waxay ka wadaan degmada Xudur ee gobalka Bakool, waxaana ciidamada la sheegayaa in xaafadaha ay guri guri u galayaan. Wariyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Maamulka degmada Cadale ee Sh/dhexe oo dhaliil u jeediyay Hay’adaha samafalka (Dhageyso) Maamulka degmada Cadale ee gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa dhaliil u jeediyay Hay’adaha samafalka ah, taa oo ku aadan wax ka qabasho la’aanta xaalado ka jira degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Muxyadiin Suudi…
1 daqiiqo Taliska Booliiska degmada Luuq oo ka warbixiyay howlgalo ay ku bur burinayaan goobaha sharci darada ah (Dhageyso) Taliska ciidamada Booliiska ee degmada Luuq Gobalka Gedo ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalo balaaran oo lagu bur burinaayo goobaha Sharci darada ah ee ka dhisan hareeraha wadooyinka.…
1 daqiiqo Maamulka Ahlu-sunna ee Gal-gaduud oo beeniyay inuu dhamaaday waqtigii uu shaqeyn lahaa Gudiga Talada ee maamulkaasi (Dhageyso) Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee Gal-gaduud ayaa beeniyay in xilligaan uu dhamaaday waqtigii uu shaqeyn lahaa gudiga Talada ee Maamulkaasi ka dib markii dhawaan Gudoomiyaha gudigaasi Sheekh Cumar Sheekh C/qaadir uu…
1 daqiiqo Cabasho laga muujiyay waxyaabaha waqtigooda dhaca ee lagu daadiyo xaafado ka mid ah degmooyinka Muqdisho (Dhageyso) Xaafado ka mid ah degmooyinka Hliwaa iyo Yaaqshiid ayaa dadka kunool waxay siweyn uga cabanayaan waxyaabo dhacay oo lagu soo daadiyay wadooyinka xaafadahaasi qaar. Xaafadaha kala ah Towfiiq, Juungal, Carafaad,…
1 daqiiqo Shacab cabasho ka muujiyay boob ay sheegeen in lagu hayo dhul ay ka deganyihiin degmada Hodon ee Muqdisho (Dhageyso) Qaar ka mid ah dadka ku nool deegaanka Soona Key degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in dhul boob sharci daro ah lagu haayo dhulkii danta guud ee halkaas…
1 daqiiqo Shirka looga hadlaayo maalgashiga Afrika oo maalintii Labaad galay Shirkii looga hadlayay Maalgashiga Afrika ayaa Maanta galay maalintii labaad , kaa soo ay ka qayb galayaan Hogaamiyaal ka socda qaar ka mid ah dalalka Afrika oo ay ka mid…
1 daqiiqo Guddigii loo xil saaray baarista tacadiyadii AMISOM lagu eedeeyay oo warsaxaafadeed soo saaray guddigii dhawaan dowladdu u xil saartay baarista kufsi lagu eedeeyay iney geysteen ciidamada AMISOM ay kulan ayqaanteen Guddigani wuxuu maanta oo ay taariikhdu tahay 20ka Oktoobar yeeshay kulankoodii ugu horeeyay dood…
1 daqiiqo Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland oo kasoo horjeestay shirkii arimaha Garsoorka ee dhawaan Muqdisho ka dhacay (Dhageyso) Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Dr Maxamuud Xasan Cismaan ayaa kasoo horjeestay shir arimaha Garsoorka looga hadlaayay kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Xeer ilaaliyaha in…
1 daqiiqo Dhageyso:- Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaynu kusoo qaadan donnaa qodobo isugu jira warar iyo wareysiyo. Waxaa Barnaamijkaan idiin daadihin doona Wariyaasheena kala ah…