2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khabiir ka digay marin habaabin lagu sameeyo gargaarka Soomaaliya Khabiir sare ayaa ka digay musuq maasuq hareereeya maamulida gargaarka reer galbeedku siiyo Soomaliya, ka dib saddex Sano oo ay Soomaaliya soo martay macluul daran iyo abaar saameeysay dad iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog Halkan waxaan idiinkugu soo gudbineynaa barnaamij wareedka habeenimo ee Radio Goobjoog, waxaadna ku maqli doontaan dhamaan wararkii ugu muhiimsanaa iyo wareysiyo kala duwan. DHAGAYSO Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarun dowladda Hoose oo cusub oo la dhagax dhigey Gaalkacayo ( Dhagayso) Sida uu kusoo waramayo wariyaheena magaalada Gaalkacayo waxaa maanta dhagax la dhigey xarun cusub oo dowladda hoose ee Gaalkacayo ay yeelanayso, taasi oo dhismaheeda iska kaashadeen hey’adda Tiis ee Maraykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah: Wariye Cabdi Risaq Cali Silva oo Lagu Dilay Magaalada Galkacyo Qof goobjooge ah ayaa Warbaahinta Goobjoog u xaqiijiyay in Wariye Cabdi Risaq Cali Silva lagu dilay goob lagu shaaho oo ku taal magaalada Galkacyo. Wariyaha la dilay ayaa u shaqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Jaraa'id: Xildhibaano Ay Ku Jiraan Xaabsade iyo Adan Madoobe Oo Ku Tilmaamay Doorashadii Sharifka waxba kama jiraan Xildhibaano ka tirsan federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn u qaadacay doorashadii shalay magaalada Baydhabo lagu doortay Sharif Xasan Sheekh Adan inuu noqdo Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya wariyaasheena kala ah Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Cabdiweli Jaamac Barre. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano taageeray Shariif Xasan Sheekh Aadan (Dhageyso) Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa taageeray doorashadii shalay ka dhacday magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, taa oo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Bayaankii Shirkii xagjirnimada iyo Qabyaaladda ee Istanbul ,Turkiga Mudadii u dhaxeysay 10-12 November 2014 ayaa waxaa ka dhacay magaalada Istanbul shirka Codadka loo qaanteenka ay isugu yimaadeen, Soomaali dalka gudihiisa iyo dibaddiisa isaga yimid oo ay ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ridwaan Xirsi Maxamed “Wasiirkii u arkaa in aanu la jaan qaadi karin hadda, qaabka shaqada Ra’iisul wasaaraha iyo golaha xukuumada u wadaan waxaa u furan in uu is casilo” (Dhageyso) Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xirsi Maxamed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, ka dib kulankii golaha wasiirada ayaa waxa uu ka hadlay arimo ku saabsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha wasiirada oo maanta meel mariyay hindise shjarciyeedyada Doorashooyinka, xuduudaha iyo Federaalka (Dhageyso) Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, kaa oo looga hadlay arimo badan oo xasaasi ah. Inkastoo kulankaan ay ka maqnaayeen xubno ka mid…