Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, oo aynu kusoo qaadan donno Warar iyo Wareysiyo, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Jubba iyo kuwa AMISOM oo u dhaqaaqay dhanka degmada Jilib Wararka ka imaanaya deegaanka Buulo Gaduud ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka ruqaansadeen ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM, kuwaa oo ku wajahan…
1 daqiiqo Maamulka degmada Qoryooleey oo sheegay in gacanta ay ku dhigeen shaqsiyaad dhib u geysan jiray shacabka (Dhageyso) Maamulka degmada Qoryooleey ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen degmadaasi, kaa oo dad lagu soo qab qabtay. Maxamed Xaaji Cismaan…
1 daqiiqo Beeraleyda Gedo oo ka baqaya in Sanadkaan uu soo go’i waayo dalagyadii ay beerteen (Dhageyso) Beeralayada Gobolka GEDO, ayaa sheegay in cabsi ay qaban in sanadkan ay soo go’i waayaan dalagayadi ay beerteen ka dib markii wabiga Jubba oo karkarada jabsaday ay baa’biyeen dalagii beeraha.…
1 daqiiqo Soomaalida Koonfur Afrika oo bilaabay qaadashada kaararka aqoonsiga qaxootinimo (Dhageyso) Soomaalida ku sugan Dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay qaadashada Kaararka aqoonsiga Qaxootinimo ee Dalkaasi ka dib markii isbedel lagu sameyay Hogaanka Socdaalka iyo Jinssiyadaha Dalka Koonfur Afrika. Boqolaal Soomaali ah…
1 daqiiqo Taliska ciidamada ilaalada wadooyinka oo ka hadlay shilalka ka dhaca Muqdisho (Dhageyso Wareysi) Taliska Ciidamada Ilaalada Wadooyinka ayaa sheegay in bil kasta Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan shilal Gadiid kuwaas oo gaysta dhimasho iyo Dhawac. Taliyaha Ciidamada Ilaalada Cali Xirsi Bare Cali Gaab…
1 daqiiqo Ra’iisul wasaare C/weli oo rajo ka muujiyay in la xaliyo khilaafka kala dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed oo wareysi siiyay Talefishanka eNCA ee laga leeyahay dalka Koonfur Afrika ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in maalmaha soo aadan la xaliyo khilaafka kala…
1 daqiiqo DEG DEG: Qarax qasaare sababay oo ka dhacay magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya Isgoyska Tarabuunka degmada Hodon ee Magaalada Muqdisho ayaa ku sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Gaari nooca loo yaqaano…
1 daqiiqo Dadaalo looga hortago fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle oo ka socda degmooyin gobalkaasi ka mid ah (Dhageyso) Waxaa degmooyin ka mid ah gobalka Shabeelaha dhexe ka bilawday dadaalo xoogan oo la doonayo in looga hortago fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Maamulada degmooyinka Balcad, Jowhar, iyo Mahadaay ayaa…
1 daqiiqo Salaad Cali Jeelle “Dhegaha Shacabka in ay maqlaan khilaafka madaxda ma ahan mid haboon” (Dhageyso) Siyaasiga salad Cali Jeelle oo horay uga mid ahaa xildhibaanadii baarlamaankii KMG ahaa ayaa sheegay in xilligaan aanay habooneen dhegaha shacabka in ay maqlaan khilaafka ka dhaxeeya madaxda sare ee…